Author: QOL Editor

Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb gelaya shirka QM ee New York

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kaga qeyb galaya furitaanka kalfadhiga 80-aad ee Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Sidee ayey Soomaaliya iskugu Miisaami kartaa xiriirka ay la leedaday Masar iyo Itoobiya?

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ballanqaadka cusub ee Masar ee ku aadan isgarab-taagga iyo taageerada Soomaaliya. Warsaxaadadeed…

Posted in WARARKA MAANTA

GUDDOOMIYAHA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR AHNA DUQA MUQDISHO OO QAABILAY FEERYAHANADDA RAMLA CALI

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Isniinta maanta ah hoygiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo isku xiray kaarka NIRA iyo adeeg yada bulshada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag u adkeeyay muhiimadda ay leedahay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta oo xayiraad dal ku galka kusoo rogi doonta Soomaaliya

Warar ka soo baxay qaar ka mid ah warbaahinta caalamiga ah iyo baraha sharciyada socdaalka ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump Soomaaliya and Ilhan Cumar

Xildhibaanadda Soomaalida ah ee Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka iyo Madaxweyne Donald Trump ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed ‘Badda Cas annaga ayaa iska leh waana in aan qaybtayada helno

Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ugu baaqay cid kasta oo diyaar u ah wada-hadal in ay isu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay biyo-xireenka Itoobiya iyo xariirka Masar iyo Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah siiyay Telefishinka caalamiga ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhallinyaro loo xidhxidhay in ay aflagaaddeeyeen madaxweynaha Soomaaliya

Booliiska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay afar dhallinyaro ah oo barta TikTok soo dhigay muuqaallo qoob-ka-ciyaar ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Israa’iil ma waxay heysaa ‘waddadii Koofur Afrika’ marka la eego waxa ka heysta Qasa?

Iyadoo dagaalka Qasa uu sii socdo, go’doonka caalamiga ah ee Israa’iil ayaa u muuqda mid sii xumaanaya….

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya oo cambaareysay dilka Nabadoon Cumar Cabdullaahi Cabdi Ibraahim

Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyskii, eheladii iyo guud ahaan shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar oo ka walaacsan biyo xireenka Itoobiya ee shaqabilaabi doona mar dhow

Itoobiya waxay dhamaystirtay oo ay hirgelisay biyo xireenka ugu wayn Afrika ee webiga Niil, kaas oo ay…