Author: QOL Editor
RW xukuumada Federaalka Xamza oo Maxamed Fatiir u magacaabay agaasimaha guud ee bulshada bariga
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir) inuu noqdo agaasimaha…
Xaaladda barakacayaasha ku nool deegaanka Tawakal ee ka tirsan degmada Afgooye
Mas’uuliyiin katirsan maamulka Koofur-Galbeed iyo Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa booqday qoysas barakacayaal ah oo ku…
Maxaa Looga hadlay Kulanka Laamaha Amniga Dowladda iyo Taliska Gobolka Banaadir?
Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlaya ayaa waxaa iskugu yimid Hay’adaha Amniga Heer Federaal iyo Maamulka Gobolka Banaadir,…
Maxaa markasta loo arkaa farriimaha dhiig baafinta ee Muqdisho xilliyada qaraxyada dhacaan, BBC-da oo la hadashay Isbitaallada qaar
“Fadlan waxaa loo baahan yahay dhiig noocaas ah ee deg deg u gaara isbitaalka” Waa fariin markasta…
Todobaad ka dib markii damiin lagu sii daayay, wariye Alinur Salad ayaa weli awoodi la’ inuu hawshiisa saxafinimo qabto; Madaxweyne Xasan weli ma fulin ballantii ahayd in dacwada laga laabto.
MUQDISHO, Soomaaliya, 04 August 2024 – Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu ugu baaqayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
A week after his release on bail, journalist Alinur Salad is unable to conduct journalism; President Hassan has not fulfilled his promise to drop the case
MOGADISHU, Somalia, 04 August 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls on Somali President Hassan Sheikh…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ku booqday isbitaalka Erdogan shacabka…
Prime Minister Condemns Deadly Beach Attack as ‘Barbaric Act’ by Kharijites
PRESS RELEASE FOR IMMEDIATE PUBLICATION Prime Minister Condemns Deadly Beach Attack as ‘Barbaric Act’ by Kharijites Mogadishu,…
Shacab iyo Siyaasiyiin ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan in aan shir loo baahneyn ee larabo tallaabo inuu qaado
Muqdisho – Falcelin xoog leh ayaa ka dhalatay tallaabo uu maanta qaaday madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh…
Maxaa Ka Socda Isbitaallada Muqdisho oo La Geeyay Dhaawacyadii Ugu Badnaa 2024
Isbitaallada Muqdisho waxaa maanta ka jira cariiri xad-dhaaf ah, ka dib markii la gaarsiiyay dhaawacda dadkii ku…
Madaxweyne Xasan oo KulaN Isugu Yeeray Laamaha Amniga Kadib Weerarkii Xeebta Liido
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu…
Ciidamada Ammaanka oo Ku Guuleystay Soo Afharidda Weerarkii Lagu Qaaday Hotel Ku Yaalla Liido
Ciidamada nabad-galyada dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray weerar ay koox hubaysani ku qaadeen xeebta liido…