Author: QOL Editor
AU Peace and Security Council to convene session on situation between Ethiopia, Somalia.
Addis Abeba – Following the opening statement of the Chairperson of the PSC for the month, Amma A….
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay hawada ka celisay diyaarad ku socotay Hargeysa
MUQDISHO — Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian…
Fatahaada Wabiga Shabeele oo adkeysay nolosha shacabka ku nool deegaanka
Wabiga Shabeelle ayaa fatahaado hor leh ka geystay gobolka Shabeellaha hoose, waxyar uun kadib markii gobolka uu…
Xukuumadda Washington oo aan ku qanacsaneyn heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya
Washington – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ururada iyo wadamada ay bah wadaagta yihiin kala shaqeyneyso…
Soomaaliya oo Yugaandha kaga qayb galaysa shir looga hadlayo damaca gurracan ee Itoobiya
Kampala – Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna wasiiru dowlaha…
Miisaaniyadda dowladda oo markii ugu horreysay gaartay $1 bilyan
MUQDISHO — Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay sanad miisaaniyadeedka cusub ee dalka, kaas oo markii ugu…
Families abandon flood-hit farms in breadbasket regions and head for Mogadishu IDP camps
Mogadishu – Hundreds of families whose farms and livelihoods were destroyed in the recent river floods in the…
Xukuumada Abiy Ahmed oo diiday inay ka qeyb-gasho shirka IGAD ay ku baaqday ee xiisadda badda
Addis Ababa – Dowladda Itoobiya ayaa ka maquuratay ka qeyb-galka shir-madaxeedka dalalka IGAD oo dhawaan ka dhacaya dalka…
‘Out of control’: Immigration minister says he wants to reduce international student arrivals
Marc Miller says the system, which currently brings 800,000 students a year to Canada, was not designed…
Xildhibaano wado Mooshin ku wajahan iska horimaadka NISA iyo HORMUUD
Muqdisho -– Xiisadda xooggan ee ka dhex aloosan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA iyo Shirkadda Isgaarsiinta…
Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo baxeysa Qarixii kadhacay Xamarweyne
Faafaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta qof is qarxiyay uu ka geystay xarunta dowladda hoose…
Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho ka hirgeliyay warshad sameysa Burjikooyinka cuntada lagu karsado
Muqdisho – Wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Eng: Maxamed Axmed Cusmaan ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyay…