Author: QOL Editor

Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.
Posted in WARARKA MAANTA

Jaamacadda Carabta oo Arbacada Kashiraya Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Ururka Jaamacadda Carabta, ayaa Axaddii shalay ahayd ku dhawaaqay inay shir degdeg ah oo heer wasiir ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Hanaanka Casriga ee Diiwaangalinta Xogta Talaalka Soomaaliya oo Muqdisho laga daah-furay

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa daahfurey Munaasabadda Hanaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wareysi: Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntland

GAROOWE — Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntlanad Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa waraysigii ugu horeeyey ee ay la yeelatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaare Xamsa oo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay u istaagaan difaaca dalka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si qoto dheer kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Yurub

Muqdisho – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Yurub ayaa ka…

Posted in NEWS in ENGLISH

Chief of Defense forces visits TURKISOM Military Academy

Mogadishu – Chief of Defense Forces, Major General Ibrahim Sheikh Muhiyidin Addow visited the TURKISOM Military Academy…

Posted in WARARKA MAANTA

Muxuu safarka madaxweynaha ee Dhuusomareeb ka bedeli karaa dagaalka Al-Shabaab

DHUUSOMAREEB — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug,…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Return of piracy on Somalia waters to push up costs

The International Chamber of Commerce’s International Maritime Bureau (IMB) is advising shippers to remain vigilant as they…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo Qirtay Caadadis Dowli ah oo Kasaaran Heshiiskii Badda ee ay la gashay Somaliland

ADDIS ABABA – Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in xukumadda Addis Ababa ay lakulmayso culaysyo ugu imaanayo dawladaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay maalgashato ka socday dalka Qatar

MUQDISHO — Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku laabtay furimaha dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

DHUUSAMAREEB — Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in dalladda waxbarashada FPENS ay kumaankun oo ubad Soomaaliyeed ah ay ka badbaadisay aqoon la’aan

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad…