Author: QOL Contributor
Dalalka midowga Yurub oo xaaraan ku tilmaamay mudo kororsiga uu sameeyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo..
April 14-4-2021 Dalalka midowga Yurub ayaa waxay sheegeen in tallaabadii ay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya…
Sacuudi Carabiya oo si adag u beeniyay inay ku lug leedahay muranka boqortooyada Jordan ee lagu eedeeyay Mohamed bin Salman
April 14-4-2021 Sacuudi Carabiya ayaa si adag u beenisay inay ku lug leedahay muranka boqortooyada Jordan, hase…
Xubno ka tisran Aqalka Congaress-ka Maraykanka oo ku baaqay in Maraykanku ay dib u eegis ku samayan xiriirka ay la leedahay dawladda Soomaaliya
April 14-4-2021 Laba mudane oo ka tisran Aqalka Congaress-ka Maraykanka ayaa ku baaqay in dawladda Maraykanku ay…
Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday oo xalay saxiixay xeerkii mudo kororsiga ee sharci darada ahaa
April 14-4-2021 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in xalay Fiidkii Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed…
Mahad Salaad “ Farmaajo sidii shalay uu u kufsaday sharciga ayuu maanta mar kale horteena ku kufsanayaa
April 13-4-2021 Farmaajo caawa wuxuu sheegay in uu Darajadii Ciidanka ka xayuubiyay Taliyihii Booliska Gobalka Banaadir Gen…
Farmaajo oo caawa darajadii ciidanimo ka xayuubiyey Taliyihii hore ee qeybta booliska gobolka Banaadir S/Guud Saadaq Saadaq Joon Daawo Muqalkan
April 13-4-2021 Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa darajadii ciidanimo ka xayuubiyey…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo goordhow ka dhoofay magaalada Muqdisho
April 13-4-2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay halkaas ka dhoofeen…
Mareykanka oo sheegay in ay la shaqeyn doonaan madaxweynaha Jabuuti Geelle kadib guushii uu dhawaan ka gaaray doorashadii ka dhacday dalkaasi.
April 13-4-2021 Mareykanka ayaa sheegay in uu lasii shaqeyn doono madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib guushii…
Askari madow ah oo ka tirsan militariga Mareykanka oo dacwad ka gudbiyay laba askari oo boolis ah oo inta ay joojiyeen ka dibna hub ku taagay
April 13-4-2021 Gaashaanle madow ah oo ka tirsan militariga Mareykanka ayaa dacwad ka gudbiyay laba askari oo…
Xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka oo sheegay in ay dhisayaan Dowlad dalka lagu badbaadiyo.
April 13-4-2021 Xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag uga hadlay xaaladda cusub…
Tirada Tahriibayaashii ku dhintay doonta ku qalibantay xeebaha Jabuuti oo gaaray 42
April 13-4-2021 Wararka ka imaanaya jabuuti oo saacadihii la soo dhaafay ay ku dagtay Doon ay saarnaayeen…
Mareykanka oo amar ku bixiyay in dib loo baaro weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Sanadkii hore saldhigga ciidanka milatariga Manda Bay ee gobolka Lamu
April 13-4-2021 Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa isniintii shalay ahayed amar ku bixiyay in dib u…