Author: QOL Contributor
Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo looga hadlay go’aankii muddo kororsiga
April 12-4-2021 Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa looga fal-celiyey go’aankii…
Masar iyo Suudaan oo ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo magacaabaan khuburro ka shaqeyn doono
April 12-4-2021 Masar iyo Suudaan ayaa ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku tilmaamay afganbi Ciidan wixii manta dhacay
April 12-4-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haatanna ka mid ah musharaxiinta mucaaradka ee doorashada madaxtinnimada Soomaaliya, Xasan…
Twitter-ka oo xaruntiisa Afrika ka sameysanaya Ghana
April 12-4-2021 Shirkadda teknolojiyadda ee Twitter ayaa ku dhawaaqday in xarunteeda Afrika ay noqoneyso Ghana. Jack Dorsey…
Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada oo iska diiday in uu Noqdo wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada
April 12-4-2021 48 saac kadib markii Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad…
Cali khayre oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxweynaha mudda-xileedkiisu dhammaaday uu dalka ku sii wado godmadow.
. April 12-4-2021 Ex. Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre oo haatan warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay…
Aqalka Sare oo Xaaraan ku tilmaamay go’aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay’adaha dowladda
. April 12-4-2021 Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid oo sharci-darro ku…
Cali Cabdi Wardheere Cali Yare oo ku faanay in amaanka Gobolka banaadir ay gacanta ku hayaan
April 12-4-2021 Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday oo soo dhaweeyay mudo kordhinta la sameeyay
April 12-4-2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey muddo kordhinta uu…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqasho ku tegay saldhiga ciidamada degmada Awdhiigle oo dhawaan shabaab qabsadeen
. April 12, 2021 | Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ku tegay saldhiga ciidamada…
Ciidamada booliska Maraykanka oo gaas u adeegsaday banaanbaxyo ka dhan ah ciidamada booliska ka dhigay magaalada Minneapolis
April 12, 2021 | Ciidamada booliska Maraykanka ayaa gaas ku adeegsaday kala cayrinta dadka banaanbaxyo ka dhan…
Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug, Fiqi oo soo dhaweeyay tallaabadii uu saakay qaada Taliye Saaddaq Joon.
April 12, 2021 Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Macallin Fiqi ayaa bogaadiyay tallaabadii uu saaka qaada…