Author: QOL Contributor
Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo hub culus oo xiray xalay lagu daadiyay wadooyinka muhiimka ah ee gala baarlamaanka
April 12-4-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo…
Xildhibaanada oo caawa loo diray fariin uu guddoonku ku war-gelinaayo inuu beri oo Isniin ah jiro kulankii golaha
April 11-4-2021 Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa caawa loo diray fariin uu guddoonku ku…
Donald Yamamoto oo la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-gobolleedyada Puntland iyo jubbaland
April 11-4-2021 Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweyneyaasha Dowlad-gobolleedyada…
Midowga Yurub oo sheegay in Shiinaha iyo Ruushka ay ka hortagayaan iskudayada Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ee dadaalka Maynmar.
April 11-4-2021 Madaxa arrimaha dibedda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in tartanka siyaasadeed ee danaha gaarka ah…
Xoghayaha gaashandhigga Mareykanka oo booqasho ku tegay Israa’iil
April 11-4-2021 Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in xiriirka ka dhexeeyo Israa’iil iyo Mareykanka uu…
Warbaahinta Iran oo sheegtay in shil uu ka dhacay warshadda Nukliyeerka ee Iran
April 11-4-2021 Warbaahinta Iran ayaa ku warrantay in shil uu ka dhacay warshadda Nukliyeerka ee Iran maalin…
Mareykanka “ Xiriirka Israa’iil iyo Mareykanka wuxuu udub dhexaad u yahay amniga Bariga Dhexe
April 11-4-2021 Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa sheegay in xiriirka Mareykanka iyo Israel uu udub dhexaad…
Boqoradda UK oo ku tilmaantay geeriday Amiirka Edinburgh inay “raad weyn ku reebtay nolosheeda
April 11-4-2021 Boqoradda ayaa ku tilmaantay geeriday Amiirka Edinburgh inay “raad weyn ku reebtay nolosheeda”, wiilkeeda oo…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Gelinkii dambe Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay
April 11-4-2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gelinkii dambe Maanta dib…
Boqorka dalka Jordan Cabdullah iyo dhaxal sugihii hore ee dalkaas Amiir Xamza oo meel lagu wada arkay
April 11-4-2021 Boqorka dalka Jordan Cabdullah iyo dhaxal sugihii hore ee dalkaas oo sidoo kale walaalkiis ah…
Donald Trump oo wacad ku maray inuu gacan ka gaysan doono in Jamhuuriga ay ku guuleystaan maamulka Congress-ka ee doorashada 2022.
April 11-4-2021 Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu gacan ka gaysan doono…
Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya wiil la dhashay farmaajo oo loo xiray jaadka laga keeno Itobiya.
April 11-4-2021 Waxaa saacadihii la soo dhaafay dadka ka ganacsada qaadka ay aad uga cabanayen in koonto…