Author: QOL Contributor
Wasiirka Gaashaandhigga oo boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ay ka gaareen Duleedka dhuusamareeb..
April 7-4-2021 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaasriinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ay…
Dowlada oo warsaxaafadeed ka soo saartay sababta uu natiijo la’aan ugu dhamaaday shirka Afisyoone
April 7-4-2021 Dowlada Federalka ayaa ku eedeysay maamulada Puntland iyo Jubbaland inay soo hordhigeen shuruudo aan la…
Puntland iyo Jubaland oo goor dhawayd Saxaafada la hadlay burburka shirka dusha uga tuuray Farmaajo.
April 7-4-2021 Waxaa goor dhawayd saxafada la hadlay Wasiiro ka tirsan Puntland iyo Jubaland oo jawaab kulul…
Cilmi baarayaal ku sugan Britain oo ogaaday in dadka uu ku dhacay fayraska Corona ay u badan tahay inuu ku dhaco xanuunka maskaxda.
April 7-4-2021 Cilmi baarayaal ku sugan dalka Britain, kuwaas oo baaray diiwaanka ku dhawaad rubac malyuun bukaano…
Wasiir fiqi “ Cadaalad Darada Dowlada waa mida keentay in safafka dhaadheer loo galo maxkamadaha Al-shabaab
April 7-4-2021 Xili mudooyinkii la soo dhaafaym eedayn dhinaca cadaalad darada loo jeedinayay maxkamadaha Dalka ka jira,…
Diyaargarow xoogan oo laga dareemayo doorashada Jabuuti
. April 7/4/2021 Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa lagu wadaa in sagaalka bishaan Apriil ay ka dhacdo doorashada…
Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-Shabaab ku dhex-maray degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.
April 7/4/2021 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya…
Wasiirka Dubbe “ Xukuumaddu waxay caddayneysaa in labada Madaxweyne Goboleed ee Puntland iyo Jubaland aysan rabin in dalkaan ay ka dhacdo doorasho.
April /7/2021 Waxaa goor dhawayd soo idlaaday Shirkii u dhaxeeyay madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ee…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya dagaal culus kula galeen degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
April 7/4/2021 Wararka naga soo gaaraya degaano hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan…
Dalka Masar oo lagu gubay meydka qof u dhintay cudurka safmarka ah ee Covid-19
Apil 7/4/2021 Mas’uuliyiinta ayaa baaraya dhacdo lagu gubay meydka qof u dhintay cudurka Karoona. Waxaana lagu soo…
Shil aad u xun oo ka dhacay degaanka Kwamkikuyu oo ku yaala waddada weyn ee Malindi-Mombasa.
Apil 7/4/2021 Ugu yaraan 15 qof ayaa dhimatay ka dib markii ay laba bas isku dheceen shil…
Xiritaankii dowladda Kenya ay u qabatay Qaramada Midoobeey in ay ku soo gudbiso qorshaha xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma
Apil 7/4/2021 Waxaa maanta ku eg xilligii dowladda Kenya ay u qabatay Qaramada Midoobeey in ay ku…