Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka kenya oo aad uga soo hor jeeda Daymaha Dowlada Kenya ka qaadato Hay’adda Lacagta Aduunka ee IMF

Aprik 8/4/2021 Warbixinadeenii taxanaha ahaa ee ay qoraan wariyayaasha Africa ayaa waxaa wariyaha u dhashay dalka Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Difaaca Japan oo sheegtay in ciidamada Japan ee joga Jabuuti uu ku dhacay cudurka coronavirus’

Aprik 8/4/2021 Wasaaradda Difaaca Japan ayaa sheegtay in xubno ka tirsan ciidamada difaaca Japan ee ku howlgalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Masuuliyiinta Ruushka oo qaaday tallaabooyin dheeraad ah oo ay xannuunka coronavirus uga ilaalinayaan Madaxweyne Vladimir Putin

Aprik 8/4/2021 Markii uu billaabanayay xannuunka coronavirus, masuuliyiinta Ruushka ayaa qaaday tallaabooyin dheeraad ah oo ay xannuunka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Masar al-Sisi oo ka digay halista dagaal ka dhasha biyo-xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile-ka

April 8-4-2021 Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Arbacadii ka digay halista dagaal ka dhasha biyo-xireenka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

VeyenaAustaria shir uga socda Mareykanka iyo Ruushka oo lagu doonayo in lagusoo nooleeyo wada hadalada heshiiskii dowladda Iran

April 8-4-2021 Magaalada Veyena ee caasimadda Austaria waxaa ka socda wada hadalo u dhaxeeya Mareykanka iyo Ruushka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Idriss Deby oo xukunka Chad hayay 31 sano oo mar kale doonaya in la doorto.

April 8-4-2021 Dadka wadanka Chad ayaa maalinta Axadda ah ee soo socota u dareeri doona goobaha codbixinta…

Posted in WARARKA MAANTA

New Zealand oo ku dhawaaqay in uu xayiraad ku soo Rogay dadka socdaalka ah oo uga imaanaya wadanka India

April 8-4-2021 Waddanka New Zealand ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay inay si kumeel gaar ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar Filish “Aqalka sare dhismihiisa waxa uu ku yaal Dastuurka balse kan hada sidii lagu dhisay ma ahan sharci

April 8-4-2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Filish” ayaa  weerar afka ah ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Imaaratka Carabta oo 4 Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida u soo direysa Somalia

April 8-4-2021 Dowladda Imaaratka Carabta ayaa 4 Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida usoo direysa Somalia, Todobaadkaan ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wakiilada beesha caalamka oo la filayaa inay goor dhaw la kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.

April 8-4-2021 Wararka ka imaanaya Xalane ayaa sheegaya in lagu wado in goor dhaw uu shir halkaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Meydadka caruur Walaalo ah oo la gala baxay kilyaha iyo beerka oo laga helay Duledka baydhabo

April 8-4-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada badhabo ayaa sheegaya saakay in ay  ka jiryo xaalad ka duwan…

Posted in WARARKA MAANTA

Hotelada Muqdisho oo buux dhaafiyeen Odayaal dhaqameedyo ku heeb ah Farmaajo oo laga keenay a Jubaland si loo dhiso Jubbland uu Madaxweyne ka yahay C/rashiid Janan.

April 8-4-2021  Xili maamulka Jubbland uu kala qeybsan yahay ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho…