Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Cagjar iyo Madaxweynaha Canfarta oo Magaalada Addis Ababa ku Saxiixay Heshiis xabad joojin ah.

April 9-4-2021 Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa maanta ka dhacay shir ay soo qaban…

Posted in WARARKA MAANTA

Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed oo muqdisho ku geeriyooday

April 9-4-2021 Allaha u naxariistee Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada madaxtinimada dalka Jabuuti oo maanta loo darreeray, Madaxweyne Geele oo markii 5 Musharax ah

April 9-4-2021 Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Dalkaas ay ka bilaabantay maanka oo Jimco…

Posted in WARARKA MAANTA

Villa Soomaaliya oo dhibsatay, kana jawaabtay war-saxaafadeed kasoo baxay ururka gabdhaha Soomaaliyeed ee LeadNow

April 9-4-2021 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhibsatay, kana jawaabtay war-saxaafadeed kasoo baxay ururka gabdhaha Soomaaliyeed ee LeadNow! (Hoggami…

Posted in WARARKA MAANTA

Garsoore Kenyaan ah oo is-hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto Dhadhaab iyo Kakuma

April 9-4-2021 Garsoore Kenyaan ah ayaa is-hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruush oo ka digay in Moscow ay soo faragalin karto si ay u caawiso dadka ku hadla afka Ruushka ee ku sugan bariga Ukraine

April 9-4-2021 Sarkaal sare oo u dhashay dalka Ruush ah ayaa ka digay in Moscow ay soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo sheegay inay ka welweleen war-saxaafadeedyadii ay is dhafsadeen Mucaaradka iyo Dowlada Waqtigeeda dhamaaday.

April 8-4-2021  Saaxiibada Beesha Caalamka* ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka welweleen war-saxaafadeedyadii mas’uuliyiinta qaarkood ay shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Soomaliya iyo Daraawiishta Jubbaland oo howlgallo wadajir ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

April 8-4-2021  Ciidamada dowladda Soomaliya oo ay wehlinayeen kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland waxaa ay howlgallo wadajir ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgalo ka sameeyeen degaanka mubaarak oo Xarun u ah shabaab kana tirsan gobolka shabeellaha Hoose.

April 8-4-2021  Ciidanka Xoogga Dalka somaliyeed ayaa hawlgalki qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen degaanka mubaarak oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiro ka tirsan koonfur galbeed oo ka qeybgalay aaska laba caruur saakay meydkooda laga heley duleelka Magaalada Baydhabo

April 8-4-2021  Wasiiro ka tirsan koonfur galbeed ,ayaa manta ka qeybgalay aaska laba caruur ah walaalo ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Myanmar u fadhiya UK oo loo diiday in uu gudaha u galo saafaradda ay Myanmar ku leedahay magaalada London.

April 8-4-2021  Safiirka Myanmar u fadhiya dalka UK ayaa sheegay in habeen dhan uu ku qaatay gaarigiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tka hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan hannaanka doorashooyinka

April 8-4-2021  Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee…