Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dadweynaha Ingiriiska oo u baroordiiqaya Amiir Philip oo ahaa seyga boqorodda Britain Queen Elizabeth

April 10-4-2021 Dadweynaha Ingiriiska ayaa u baroordiiqaya Amiir Philip oo ahaa seyga boqorodda Britain Queen Elizabeth, kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo dowladda federaalka ku eedeeyay in ay caqabad ku noqotay dhismaha wadada xiriirisa Garoowe iyo Boosaaso Daawo

April 10-4-2021 Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cawil Axmed Jabuuti ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay caqabad…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya Oo Qoraal U Dirtay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay

April 10-4-2021 Annaga oo tixraacayna warsaxafadeedkii soo baxay 31 March 2021 ee ka soo baxay Madaxweynaha xilka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jabuuti Geele oo markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada dalkaas, kadib markii uu helay 98.41% codadkii

April 10-4-2021 Wararka ka imaanaya Dalka jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu…

Posted in WARARKA MAANTA

UNHCR oo Kenya kala hadashay sidii xal waara looga gaari lahaa qaxootiga ee Xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma ee Kenya.

April -9-4-2021 Hay’adda Qaxootiga Adduuka Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa dowladda Kenya u gudbisay tilaabooyin ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasriga Boqortooyada Ingiriiska oo ku dhawaaqay in uu geeriyooday Prince Philip

April 9-4-2021 Prince Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida…

Posted in WARARKA MAANTA

Wabiga Shabeelle oo Biyo Yareeyay sida ay sheegeen dadka deegaanka

April 9-4-2021 Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gobolka hiiraan waxaa nolol ahan ku tiirsan dadka Beeraleyda ah, Xoolaleyda…

Posted in WARARKA MAANTA

Filibiin oo ka joojisay isticmaalka talaalka AstraZeneca’s COVID-19 dadka ka yar 60 sano

April 9-4-2021 Masuuliyiinta caafimaadka ee Filibiin ayaa khamiistii joojiyay isticmaalka talaalka AstraZeneca’s COVID-19 ee dadka kayar 60…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo shegay in markii ugu horreysay uu ku howlan yahay in uu soo saaro tallaalka cudurka Covid-19.

April 9-4-2021 Turkiga  ayaa shaaciyay in markii ugu horreysay uu ku howlan yahay in uu soo saaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Isbitaalka Keysaney oo oo ka cabanaya dhac loo geestay dhaqaatiir iyo gaadiidka gurmadka deg degga ah Ambulance ee Isbitaalka leeyahay.

April 9-4-2021 Maamulka Isbitaalka Keysaney ee magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 5 jeer dhac xoog…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Sareeye Guuto Kaniif oo tababar u soo xiray Ciidan ka wada tirsan Ciidanka Booliiska iyo kuwa Milatariga

April 9-4-2021 Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya, ahna ku simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed( Kaniif)…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo amray in bartilmaameedsado qoryaha guryaha lagu haysto, ee loo yaqaan “qoryaha cirfiidka

April 9-4-2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo saaray amar lagu bartilmaameedsanayo qoryaha guryaha lagu haysto, ee…