Author: QOL Contributor
Wasiirka Dekadaha Puntland oo shir Gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Gobalka Bari, oo xalay lagu qabtay Bosaaso.
April 06, 2021 Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Maxamed Cabdullaahi Cusmaan (Majiino) ayaa shir Gudoomiyay kulanka…
Sudan oo Somaliya ku cadaadinayso inay ka qaadato lacago Somali ah oo ay daabacday shirkad dalkaas laga leeyahay.
April 06, 2021 Warbaahinta dalka Sudan ayaa sheegtay in Dowladda Sudan xiligaan ay culeys u arkayso lacago…
Madaxtooyada Somaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay shirka Afisyoone uga socda madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada
April 06, 2021 Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey shirarka…
Taliyaha booliska Minneapolis oo ka markhaati kacay in askarigii hore Derek Chauvin uu ku xadgudbay xeerka waaxdaas dilkii George Floyd.
April 06, 2021 Taliyaha booliska ee magaalada Minneapolis ee waddanka Mareykanka ayaa waxa uu markhaati kacay in…
Maxkamada Gobolka Banaadir oo xirtay kiis dacwaddeedkii horjooge Cabdirashiid Janan
April 06, 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dacwaddii loo haystay Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid…
Dowlada Turkiga oo xabsiga dhigay 10 sargaal kadib markii ay cambaareeyeen mashruuca uu bilaabay madaxweyne Erdogan
April 06, 2021 Turkiga ayaa xabsiga u taxaabay 10 sargaal oo howlgab ah kaddib marki ay si…
Nin u dhashay Filibiin oo jebiyay sharciga xayiraada covid-19 oo geeriyooday kadib markii lagu ciqaabay inuu sameeyo 300 oo kac-fadhiisi ah
April 06, 2021 Nin u dhashay dalka Filibiin oo lagu helay inuu jebiyay sharciga xayiraadaha ee uu…
Jilaaga caanka ah ee Akshay Kumar oo isbitaal la dhigay
April 06, 2021 Xiddigga shirkadda filimada Bollywood-ka Akshay Kumar ayaa farriin u soo diray taageerayaashiisa kaddib markii…
Booliska Dubai oo xiray dalxiisayaal muuqaallo qaaqaawan iska duubay kaddibna soo dhigay baraha bulshada
April 06, 2021 Booliska Dubai ayaa xiray koox dalxiisayaal lagu soo eedeeyey iney meel fagaara ah muuqaallo…
Qaxootiyada Dhadhaab iyo Kakuma oo dareemayo Cabso ku aadan in Xoog looga Raro halkaas.
April 06, 2021 Argagax, naxdin, diidmo dadnimo – kuwani waa qaar ka mid ah ereyada ay adeegsadeen…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xalay booqasho ugu tegey ciidamadii dhawaan ku soo dhaawacmay Awdheegle iyo Bariire ee Gobolka Shabeelada
April 06, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay booqasho ugu tegey…
Wasiirka cadaaladda dalka Zambia oo gaaray magaalada Hargaysa
4 April: Hol: 5/4/2021 Wafdi ka socda dalka Zambia ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ee…