Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaarada Difaaca Somaliya oo mushaarkii ka jartay Ciidamada ilaaliya siyaasiinta mucaaradka ah

April: Hol 5/4/2021 Warar kala Duwan ayaa ka soo baxaya in wasaarada Difaaca Somaliya ay billowday in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka PSF-ta Puntland ka oo Guluf dagaal ku qaaday degaano buuraley ah oo ka tirsan gobolka Bari.

April: Hol 5/4/2021 Saraakiisha ciidamada maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal saacadihii lasoo dhaafay ay ciidanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor oo saakay ku wajahan magaalada Dhuusamareeb

April: Hol 5/4/2021 Wararka k,a imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu tagayo goor dhaw Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqorka Urdun oo war ka soo saaray xarigii walaalkii oo uu ka shakiyay

April: Hol 5/4/2021 Raiisel wasaare kuxigeenka Jordan ahna Wasiirka Arimaha Dibada, Ayman Safadi, ayaa ku xaqiijiyay shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Difaaca Somalia oo booqday dhaawacyada askar ka tirsan ciidanka Gorgor oo ku soo dhaawacmay weeraradii Al-shabaab ee Bariire iyo Aw-dheegle

April: Hol 5/4/2021 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku booqday Isbitaalka xoogga ee magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

James Swan oo si kulul ugu hadlay weerarkii ka dhacay Bariire iyo Awdhegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Muqdisho, April 03, 2021 Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Mudug ee Galmudug oo shegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka jirta gobolka.

Muqdisho, April 03, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Warbaahinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo Xayiraad karantiil ah 14 maalmood ku soo Rogtay muwaadiniinta UK iyo sidoo kale dadka rakaabka ah ee soo dhexmara dalkaasi.

Muqdisho, April 03, 2021 Dowladda Kenya oo si kulul uga hadashay go’aankii ay Dowladda UK ay dalkeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Daraasad cusub oo shaaca ka qaaday xiriir kale oo dhaw oo u dhaxeeya bina’aadamka iyo Daanyeerka

Muqdisho, April 03, 2021 Daraasad cusub ayaa shaaca ka qaaday xiriir kale oo dhaw oo u dhaxeeya…

Posted in WARARKA MAANTA

20 sano ku dhawaad ayaan macallin ahaa, waxna ma qori karin mana akhrin karin

April 4-2021 John Corcoran oo kusoo barbaaray gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka, wuxuu ku noolaa halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ka qaaday cunaqabateyntii saarneyd dacwad oogaha sare ee Maxkamadda Caalamiga ah (ICC) Fatou Bensouda.

Cunaqabateynta ayaa waxaa soo rogay Madaxweynihii hore Donald Trump kaddib markii ay maxkamaddu baaritaan ku furtay dembiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Eritrea oo bilaabay inay isaga baxaan gobolka Tigray

April 4-2021 Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamo kasoo jeedo dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay bilaabeen…