Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe iyo Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta. oo kulmay

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Waxaa Magaalada Muqdisho manta ka dhacay kulan aan la shaacin oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shil baabuur oo ka dhacay Masar kadib markii Gaari Bas uu Waaberigii hore ee saakay qalibmay

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  10  qof ayaa ku geeriyootay, 23 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuse Biixi “ Deeqaha dibadeed ee Nalagu caawiyo waxa ay u badan yihiin Gar-gaar Xukuumadaha Xamar ayaa lugta ku dhagan oo carqalad ku ah.

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Dawladda Faderaalka Soomaaliya lugta…

Posted in WARARKA MAANTA

Kylie Moore-Gilbert oo haysata dhalashada Britain iyo Australia oo Iran ugu xirnayd jaajuusnimo oo la siii dayay

. Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Aqoonyahanad haysata dhalashada dalalka Britain iyo Australia, oo Iran ugu xirnayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Myanmar oo u yeertay safiirkeeda u fadhiya dalka UK oo ka hadlay xariga haweeneydii Aan saan suu kii oo ciidamada u xiran

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Dawlada Myanmar ayaa u yeertay safiirkeeda u fadhiya dalka Ingiriiska oo dhawaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha Armenia oo shaqada ka eryay taliyihii ciidamada dalkaas oo lagu eedeeyay inuu isku dayay afgambi

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Ra’iisul wasaaraha dalka Armenia Nikol Pashinyan ayaa shaqada ka eryay taliyihii ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Kenya oo shegay in ay fashiliyen weerar shabaab ku qaadi lahayen saldhiga Qooqaani

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Hay’addaha amaanka Kenya  gaar ahaan Ciidamada KDF ayaa shaaciyay in ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga musharaxiinta oo ka hadlay amniga Dalka shirka la filayo inuu ka dhaco Muqdisho iyo xanuunka safmarka ah ee Covid-19.

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Midowga musharaxiinta ayaa soo saaray qoraal cusub oo ay kaga hadlayaan xaalado…

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia oo ka hor timid soo jeedin Sudan oo ahayd in arrinta biyaha wabiga Nile la dhex dhexaadiyo

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Dawladda Ethiopia ayaa iska diiday soo jeedin ka timid dalka Sudan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed oo ka codsaday Midowga Afrika inay ku taageeraan dagaalka Tigry.

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay dalalka Afrika inay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Go’aan maalmaha soo socda laga gaari doono Dilkii George Floyd oo Ruxay caalamka

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  waxaa gobolka Minnesota ka billowday xulista xeer-beegtidii go’aanka ka gaari lahayd kiiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Tallaalka Covid-19 oo la gaarsiiyay magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021  Iyadoo uu tallaalka cudurka Covid-19 toddobaadkii hore soo gaaray dalka Kenya ayaa…