Author: QOL Contributor
Warbaahinta caalamka oo Hadal haysa Wareysigii la sugaayay ee Amiir Harry iyo Meghan.
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Wareysigii aadka loo wada sugayay ee Oprah Winfrey ayaa laga sii daayay…
Sheekh Shariif oo ka hadlay abaaraha adag ee ka jira Gedo iyo sidoo kale tan ka dhalatay cudurka safmarka ah Covid-19
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan…
Maydka Marxuum Cali mahdi oo xalay ku Geeriyooday Nairobi oo lagu wado in saacadaha soo socda loo Duuliyo Muqdisho
. muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Maydka Marxuum Cali mahdi Maxamed oo xalay ku Geeriyooday magaalada Nairobi…
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Hoygiisa ku qaabilay safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Amba. Donald Yamamoto..
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay…
Farmaajo iyo Rooble oo Mar kale Tacsi diray kadib Geeridii Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay…
Russia oo ka caawinaysay Turkiga dhismaha warshaddii nugliyeer ee ugu horeysay ee Turkiga yeesho
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Saraakiil sar sare oo ka tirsan Turkiga iyo Russia ayaa dhagaxa dhigay…
Mudaaharaadyo ka socda Koonfur Afrika Kadib gadood ka dhashay ardayda jaamacadaha
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Koofur Afrika oo ah dalka koowaad ee afrika…
Xoghayaha arimaha dibedda Maraykanka, oo shegay in ciribtir qowmiyadeed uu ka socdo Galbeedka Tigray.
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa tilmaamay in “ciribtir qowmiyadeed”…
Midowga Musharaxiinta oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee dalka Cali Mahdi Maxamed.
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Xili Magaalada Nairobo oo Xalay Fiidkii ku Geeriyooday Cali Mahdi Madaxweynihii hore…
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso ka furay shirkii Gudiga Ammniga Puntland. Kadib weerarkii Xabsiga Boosaso.
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga…
Wasiirka Arrimaha dibada dalka Mareykanka oo sheegay inay sii kordhinayaan taagerada ay siiyaan dowladda Ukrain
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Wasiirka Arrimaha dibada dalka Mareykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inay sii kordhinayaan taagerada…
kalluumaysato Kenyan ah oo ka wal walsan in Kenya looga Guuleysto Muranka Badda ee Kala dhaxeeya Somalia
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Koox kalluumaysato Kenyan ah ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin in Kenya…