Author: QOL Contributor
Ciidamada AMISOM oo ilaalada musharaxiinta u diiday iney Hubk la galaan Gudaha garoonka
Muqdisho Qol March 12 2021 Wararka ka imaanaya garoonka muqdisho ayaa sheegaya in la xaliyay muran kadib…
Meydka madaxweynahii hore Cali Mahdi Maxamed oo salaadda Janaasada lagula dukaday Garoonka Aadn Cadde Sawiro.
Muqdisho Qol March 12 2021 Waxaa garoonka magaalada Muqdisho salaada janaasada lagu la dukaday Meydka madaxweynahii hore…
Wargayska The Economist oo daabacay in Midowga Yurub uu si KMG ah u joojiyay dhaqaalihii uu siin jiray dowlada Soomaaliya.
Muqdisho Qol March 12 2021 Sida uu daabacay Wargeyska dhaqaalaha ka faallooda ee The Economist Midowga…
Golaha Amaanka oo lagu wado in maanta uu kulan deg deg ah ka yeeshaan xaalada doorashooyinka Soomaaliya.
Muqdisho Qol March 12 2021 Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in maanta oo…
Wadooyinka Muqdisho intooda badan saakay xiran ka dib markii la dhigay ciidamo ka tirsan kuwa amaanka
Muqdisho Qol March 12 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho saakay ayaa sheegaya in Jidadka muhiimka…
Maydka Cali Mahdi oo Goor dhawayd laga soo dajiyay Garoonka Muqdisho Sawiro
Muqdisho Qol March 12 2021 Waxaa goor dhawayd Garoonka magaalada Muqdisho laga soo Dajiyay Maydka Marxuum…
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo tacsi u Diray allaha u naxariistee Suldaan Axmed Jaamac
Muqdisho Qol March 12 2021 Madaxweynaha waqtigiisa dhamaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh…
Diblomaasi Soomaaliyeed oo loo magacaabay Af-hayeenka Rasmiga ah ee Urur Goboleedka IGAD markii ugu horaysay
Muqdisho Qol March 12 2021 Diblomaasi Soomaaliyeed ayaa loo magacaabay Af-hayeenka Rasmiga ah ee Urur Goboleedka IGAD,…
Ciyaaryahanka reer Masar Mohamed Aboutrika Oo lagu daray liiska Argagixisada sanadkii 2017- oo Maxkamad Xukuntay
Muqdisho Qol March 12 2021 Ciyaaryahankii howlgabka ahaa ee reer Masar Mohamed Aboutrika – oo loo arko…
Madaxweyne Biden oo shegay in 4 July Mareykanka uu ka xoroobi doonaan Covid 19
Muqdisho Qol March 12 2021 Madaxwaynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dowladiisa ay dardar-galin doonto…
Dhaqtarkii ugu waynaa Soomaaliya ee daweynta TB-da oo u geeriyooday Xanuunka Safmarka ah ee Covid-19
Muqdisho Qol March 12 2021 Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday dhaqtarkii Soomaaliya ugu wanaagsanaa daaweynta cudurada neef-mareenka…
Amiir William oo ka hadlay eedii Boqotoyada ay u jeediyeen Meghan iyo Prince Harry..
Muqdisho Qol March 11 2021 Amiirka Cambridge ayaa sheegay in Boqortooyadu ay “yihiin qoys aan sina u…