Author: QOL Contributor
Guddoomiyihii guddiga Ganacsatada Somalida ee xaafadda Islii oo geeriyooday.
Waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday Macalin Ibraahim Xuseen Dheere oo ah guddoomiyihii ganacsatada xaafadda Islii ee…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay shirka dhacaya Teendhada Afisyooni.
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharraxaad ka bixiyey shirka dowladda…
Madaafiic goor dhawayd lagu garaacay Xerada Xalane iyo Qasaare ka dhashay
. Waxa goor dhawayd Weerar Madaafiic ah lagu qaaday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, oo ah halka…
ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubaland oo goor dhawayd ka soo dagay Garoonka Muqdisho..
Wararka ka imaanaya garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay soo dagtay Diyaarad siday ilaalada gaarka…
Nin Soomaali ah ku nool Faransiiska oo danta Biday in uu ku noolaado waddooyinka kadib markii loo diiday magangelyo
Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Faransiiska ayay danta ku khasabtay in uu ku noolaado…
Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo lagu xannibay gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon
Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo “lagu xannibay” gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon…
Madaxweynayasha Jubbland iyo Puntland oo lagu wado in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho.
Waxaa garoonka Muqdisho ka socda Qaban qaabo ku aadan soo dhawaynta Madaxweynayaasha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed…
Dab Qabsaday Xero Tahriibayaasha oo ku taalla caasimadda dalka Yemen ee Sanca
Ugu yaraan 8 Muhaajiriin ayaa ku geeriyootay, in ka badan 170-kalena wey ku dhaawacmeen Xaruun lagu hayo…
Dhalinyaro Soomaali ah oo Markii ugu horaysay ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya
Dhalinyaradii ugu horreysay oo deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ka soo jeeddo oo ku biirtay ciidamada cirka…
Xaruunta xakameynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC) ee dalka Mareykanka oo ku dhawaaqday in dadka tallaalka
Xaruunta xakameynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC) ee dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dadka tallaalka sida buuxda…
Ciidamada oo Xalay degmada Yaaqshiid ku qab qabtay rag dhacayay taleefanada gacanta
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowlada ay howl-gal ay xalay ka…
Geelle “Soomaaliya iyo Jabuuti cid kala Geyn karta ama kala fogayn kartaa ma jirto”
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya, isagoo markii ugu horreysay ka…