Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha dekedaha Hoybyo oo sheegay in laga dhisayo deked weyn oo maraakiibta iyo doonyuhu ku soo xirtaan.

Mas’uul ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in laba dekedood laga dhisayo degmada Hobyo ee Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegay in hadda kadib qof kasta oo ka safraya ama soo galaya magaalada Garoowe laga doonayo damiin

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Puntland oo saxaafadda kula hadlay Garoowe, ayaa sheegay in hadda kadib qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo fagaare ku yaalla Bu’aalle ku dilay shan nin oo ay ku eedeeyeen falal basaasnimo midna ay Gowraceen.

Wararka ka imaanaya Jubbada Dhexe  ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay fagaare ku yaalla magaalada Bu’aalle ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada xoogga oo Howlgalo ka fuliyay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Balcad iyo Afgooye Shabaab lagu Dilay.

Wararka ka imaanaya saakay Xuduuda u dhaxaysaa afgooye iyo Balcad ayaa sheegaya in Xalay ilaa shalay galinkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar Faransiiska oo ardayad ah oo qirtay inay been sheegtay oo ay faafisay sheegashooyin been abuur.

Gabar u dhalatay dalka Faransiiska oo ardayad ah ayaa qirtay inay been sheegtay oo ay faafisay sheegashooyin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Bashaar al-Assad iyo xaaskiisa Asma oo laga helay xanuunka Coronavirus, kadib markii baaritaan ay mareen.

9-da Marso 2021 Madaxweynaha Suuriya Bashaar al-Assad iyo xaaskiisa Asma ayaa laga helay xanuunka Coronavirus, kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Xuska maalinta caalamiga ah ee 8- Marso oo looga dabaal degay meelo badan oo caalamka iyo Soomaaliya kamid ah

8-da Marso 2021 Xuska maalinta caalamiga ah ee sideedda Maarso ayaa maanta looga dabaal degay meelo badan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Guutada 17aad ee Gorgor ee Kumandooska oo lagu soo tababaray dalka Turkiga oo dalka ku soo laabtay

.. 8-da Marso 2021 Ciidamada oo ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17aad ee Gorgor ee Kumandooska…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka booliska Soomaaliya oo soo xir xiray dhalinyaro isku abaabushay koox koox..

8-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya degmada Karaan gaar ahaan xaafada Jamhuuriya ayaa sheegaya in  Ciidanka booliska…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiinta oo ururada caalamiga ah iyo wasiiro arrimo dibadeedyada u diray qoraal.

8-da Marso 2021 Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal ay ku sheegeen “inay kula socod siinayaan xaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Switzerland Dadka oo u codeeyay inaan indha-shareer la xiran

8-da Marso 2021 Switzerland ayaa u codeysay in weji xirashada laga mamnuuco goobaha ay bulshadu isugu timaaddo,…

Posted in WARARKA MAANTA

App-ka Clubhouse: Barmaanij ay dadka qaar ku tilmaameen “fadhi-ku-dirirka” casriga ah ee Soomaalida

8-da Marso 2021 Waxaa maalmihii dambe aad loo hadal hayay app ama barnaamij cusub oo loogu magac…