Author: QOL Contributor
dalka Tunisia oo gacanta ku dhigay Tahriibayaal gaaraya 100 qof, kuwaas oo u socday Tahriib Dalka Talyaaniga.
February 27 /2/ 2021 Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia oo sameysay howl gal looga hortegayo falalka…
Markab Dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Badda Mareykanka oo gaaray maanta biyaha Suudaan sanado kadib..
February 27 /2/ 2021 Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa gaaray biyaha Suudaan. Markabka oo…
Qoxootiga Itoobiya ee joga Sudan oo sheegay in xadka ay ku qabaan dhibaato
February 27 /2/ 2021 Qoxootiga reer Itoobiya ee ku sugan magaalada Khartuum ayaa sheegay tani iyo markii…
Al-Shabaab oo Jilib xukunno kula fuliyey seddax qof kuwaas oo ay ku kala eedeeyeen gobol-dhaaf iyo xatooyo
. February 27 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee Soomaaliya Dr Buubaa oo shegay in Somaliland iyo Somaliya aysan kala go’i karin
February 27 /2/ 2021 Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee Soomaaliya Dr Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay…
Sababta uu xilka Ugaaska Xawaadle uu si ku meel gaar ah ugu haynayo kan Ceyr
February 27 /2/ 2021 Allaha u naxariistii Ugaaskii Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa Shalay lagu…
Waxgaradka Mudulood oo deeqa is kugu jiro Xoolo Raashin, Kitaabo Quraan, oo ay ugu tala galeen tacsida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ku wareejiyey gudiga tacsida Ugaaska.
February 27 /2/ 2021 Waxgaradka iyo Odoyaasha Beesha Mudulood oo u hogaaminayay Imaamka guud ee Mudulood Imaam…
Wasaarrada Caafimaadka oo sheegtay in 48 saac ee la soo dhaafay cudurka Covid 19 laga helay dad garaya 304 ruux.
February 27 /2/ 2021 Wasaarrada Caafimaadka Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in 48 saac…
Madaxweynaha Kenya oo loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Ururka Bariga Afrika, Xili xurguf u dhaxyso Somali iyo Kenya
February 27 /2/ 2021 Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee…
Aqalka Wakiillada oo ansixiyay $1.9 trillion, taas oo uu madaxweyne Biden uu ku taageerayo dadka Mareykanka cudurka COVID-19.
February 27 /2/ 2021 Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa Sabtida maanta ah ansixiyay xirmo dhaqaale oo gaareysa $1.9…
Maxaad ka taqaan Maxamed Bin Salmaan? Awoodda ka dambeysa Taajka boqortooyada Sucuudiga
February 27 /2/ 2021 Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah…
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo bixiyey Ruqsad la siiyo shirkad bixisa adeegga lacagaha la iskugu diro telefoonnada ee Soomaaliyana looga yaqaano EVC Plus
February 27 /2/ 2021 Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta bixiyey liisankii ugu horreeyay ee la siiyo…