Author: QOL Contributor
Wasiirka Awood siinta Haweenka iyo Sinnaanta Jinsiga ee Japan oo dood ka keentay magaca lammaanaha guurka kaddib
February 27 /2/ 2021 Wasiirka Awood siinta Haweenka iyo Sinnaanta Jinsiga ee dalka Japan ayaa ku soo…
Mareykanka oo dusha u saaray dilkii weriyahe Jamaal Khaashuqji in uu Mas’uul ka ahaa dhaxalsuge Maxamed bin Salmaan
February 27 /2/ 2021 Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah…
Rag hubeyan oo gobolka Zamfara ee dhaca Waqooyi galbeed Nigeria ku afduubtay in ka badan 300 oo gabdho Iskuulley ah
February 26, /2/ 2021 Rag hubeyan oo aan heybtooda la aqoon ayaa gobolka Zamfara ee dhaca Waqooyi…
Taliyaha Xijaar oo goor dhawayd caradii uu ka qaaday Bur burintii Iskuulka Hooyga Xamar Xilka uga qaaday Taliyaha Qeybta waliyow cadd
. February 26, /2/ 2021 Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa goor dhawayd…
Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Xijaar oo aad uga Caroday falkii lagu bur buriyay Iskuulka Hooyga Xamar..
February 26, /2/ 2021 Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa sheegay in falkii…
Rooble oo caawakulan kula qaatay Hotelka Jaziira, Musharixiinta, Bulshada Rayidka iyo Jeneraal indha cade
.. February 26, /2/ 2021 Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay kulan aan la shaacin oo ay…
Sri Lanka oo dib uga laabatay amar muran dhaliyay oo ahaa in la gubo meydadka dhammaan dadkii ku dhintay Covid-19.
February 26, /2/ 2021 Sri Lanka ayaa dib uga laabatay amar muran dhaliyay oo ahaa in…
Mareykanka oo ka carooday diyaaradaha dagaalka ee uu Ruushka ka iibinayo Dalka Masar
February 26, /2/ 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa lagu soo warramay in…
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay oo u codeeyay in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM
February 26 /2/ 2021 Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo…
IGAD oo soo dhaweeysay heshiiskii ka koobnaa lixda qodob ee ay gaareen xukuumadda xil-gaarsiinta iyo golaha midowga musharaxiinta
February 26, /2/ 2021 War saxaafadeed ka soo baxay IGAD ayaa lagu soo dhaweeyey heshiiskii…
Dowlad Goboleedka Puntland oo soo dhaweynaysaa heshiishka ay wada gareen Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta
.. February 26, /2/ 2021 Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo dhaweynaysaa heshiishka ay wada gareen…
Cayaaryahan Benjamin oo sheegaya in mid ka mid ah naadiyada kubadda cagta ee Masar uu ka khiyaamay lacag dhan 1 milyan oo doolar
February 26, /2/ 2021 Benjamin Acheampong ayaa sheegaya in mid ka mid ah naadiyada kubadda…