Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda duulimaadyada ee United Airlines oo ku dhawaaqday inay hakineyso duulimaadka 24 diyaaradood

February 22, 2021  Shirkadda duulimaadyada ee United Airlines ayaa ku dhawaaqday inay hakineyso duulimaadka 24 diyaaradood oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Saciid Cabdullaahi Deni “ waxba isma dhamaan dhaqanka alshabaab iyo madaxdweynaha xilkiisa dhamaaday Farmaajo.

February 22, 2021  Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo xalay ka hadlayay magaalada Garowe ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Deeegaanka Isku-shuban ee Gobolka Bari, oo ku soo xirmay shir ku saabsan Nabadaynta Beelaha Cismaan Maxamuud iyo Ugaas Saleebaan

February 22, 2021  Deeegaanka Isku-shuban ee Gobolka Bari, waxa ku soo xirmay shir ku saabsan Nabadaynta Beelaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilhaan Cumar oo ka tirsan gudida arimaha dibada ee Congress-ka Maraykanka oo warbixin ka soo saartay xiisadda siyaasadeed ee dalka

.. February 22, 2021  Ilhaan Cumar oo ka tirsan gudida arimaha dibada ee Congress-ka Maraykanka ayaa warbixin…

Posted in WARARKA MAANTA

Saciid Cabdullahi Deni “ Farmaajo waxa uuna yiri aniga iyo Axmed Madoobe maxaad ula kulanteen siyaasiyiinta iyo odayaasha Hawiye

.. February 21, 2021  Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe…

Posted in WARARKA MAANTA

Ha’yadda Caafimaadka Adduunka oo ka codsatay Tanzania inay diiwaangeliso kiisaska cudurka Karoona February 21, 2021

 Ha’yadda Caafimaadka Adduunka ayaa ka codsatay dowladda Tanzania inay diiwaangeliso kiisaska cudurka Karoona isla markaana ay la…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka oo shacisay 24 kii saacadood laga helay cudurka Coronavirus dad gaaraya 128 qof

February 21, 2021  Wasaaradda Caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in 24kii saacadood ee la soo dhaafay laga helay…

Posted in WARARKA MAANTA

Matoor ololaya oo diyaarad ka soo dhacay oo ku dul dhacay guryo la dagan yahay

February 21, 2021 Diyaarad nooceedu yahay Boieng ayaa guryo ku yaalla magaalada Denver qayba ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Musharaxiinta oo loogu baaqay Golaha amaanka in ay soo faro geliyaan xaaladda Soomaaliya.

February 21, 2021 War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah ayaa waxaa loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Sii-Hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha oo tacsi u diray Fanaaniinta Geeridii ku timid Faadumo Nagruuma.

February 21, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo u fadhiisatay kiiska saddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab, kana billaabatay Dhuusamareeb..

February 21, 2021  Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fadhiisatay kiiska saddex eedeysane oo lagu eedeynayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamul goboleedka Jubbaland oo mowqifkeeda ku aadan doorashooyinka muranku ka taaganyahay soo bandhigay..

 February 21, 2021  Maamul goboleedka Jubbaland ayaa mowqifkiisa ku aadan doorashooyinka muranku ka taaganyahay ku faah-faahiyay warsaxaafadeed…