Author: QOL Contributor
Guddoomiyaha Mursal oo hambalyo ku aaddan sanad guuradii 51-aad ee kasoo wareegatay aas-aaskii Ciidanka Asluubta u diray.
February 22, 2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hambalyo ku…
Weerar ay rag hubeysan oo aan heybtooda la aqoonin ku qaadeen bas rakaab ah oo dad ku laayeen gobolka Tigray..
February 22, 2021 Weerar ay rag hubeysan oo aan heybtooda la aqoonin ku qaadeen bas rakaab ah…
Sheekh Shariif “ Jimcaha ayaan Banaanbaxaynaa ee qofkii Diidi karta Bal ha diido..
February 22, 2021 – Musharixiinta ayaa mar kale ku dhawaaqay Banaanbax ka dhan ah, Dowlada Waqtigeeda dhamaaday…
Safiirkii Talyaaniga u fadhiyay Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Confo oo goor dhawayd la dilay
February 22, 2021 Safiirkii waddanka Talyaaniga u fadhiyay Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Confo ayaa lagu dilay weerar…
Madaxweyne Deni oo Garowe ku qaabilay xubno ka socda Midowga Yurub
February 22, 2021 Waxaa goordhoweyd oo maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland gaaray xubno ka socda…
CC Shakuur oo ku eedeeyay Beesha Caalamka inay u durbaan tumeysaa Farmaajo
February 22, 2021 Shir jaraa’id oo golaha midowga musharraxiinta Soomaaliya ay maanta ku qabteen magaalada Muqdisho…
Kenya oo xaqiijiyay in labo geri ay koronto dishay kaddib markii ay taabteen fiilooyin dab wada oo heer hoose jooga.
February 22, 2021 Mas’uuliyiinta Kenya ayaa xaqiijiyay warar sheegaya in labo geri ay koronto ku dishay kaddib…
Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga “Waa Muhiim in laga wada qaybgalo xal ka gaarista muranka doorashooyinka, dhammaan Saamileyda Siyaasadda waa in laga fogaadaa isku dhac
February 22, 2021 Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa waxaa looga hadlay xaaladda dalka…
Als-shabaab oo Dab Qabadsiiyay Xaafado ka mid ah deegaanka Yaaqberi weyne oo ay amreen in laga guuro maalmo ka hor.
. February 22, 2021 Wararka ka imaanaya deegaanka Yaaqberi weyne ee gobolka shabeellada Hoose ayaa sheegaya in…
Cali Guudlaawe xalay hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
February 22, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo maalmahan ku sugan Muqdisho…
Taariikh nololeedka Fanaanadii Faadumo Cali Jaamac Nakruuma
February 22, 2021 Allah ha u naxariistee waxa magaalada Muqdisho ku geeriyootay hoobalkii caanka ahayd, Faadumo Cali…
Xoghayaha Caafimaadka ee Britain oo sheegay in uu is dhimay fiditaanka xanuunka Covid19 ee dadka la talaalay.
February 22, 2021 Xoghayaha Caafimaadka ee Britain Matt Hancock ayaa sheegay in warbixino kasoo baxay wasaarada caafimaadka…