Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka IGAD oo guddi u diraya Balad Xaawo & Mandheera kadib Xiisada Somaliya iyo kenya

Urur Goboleedka IGAD ayaa diyaarinaya Guddi u badan qubaro dhanka Ciidanka ah si ay qiimeyn ugu sameeyaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska gobolka Wajeer oo sheegay inay heleen maydka kaaliye degaan oo Al-Shabaab dileen

Booliiska gobolka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay inay heleen maydka kaaliye degaan oo maalintii Jimcihii…

Posted in WARARKA MAANTA

Shamso Cabdi Yuusuf oo loogu hambalyeeyey xilka loo magacaabay

Waxgarad kala duwan, isuguna jira siyaasiyiin, aqoonyahanno, saraakiil & mas’uuliyiin ka tirsan qaybaha bulshada ayaa ugu hambalyeeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo Sannad Guurada 77-Aad ee as-aaska Ciidanka Booliska ugu hambalyeey Ciidanka Booliska

Madaxweyne Farmaajo ayaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey xuska Sannad Guurada 77-Aad ee as-aaska Ciidanka Booliska. Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Garoonka diyaaradaha Boosaaso waxaa ka degtay diyaaradda sida Gargaar ballaaran

Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Goboka Bari ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ka degtay diyaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Japan oo maalgelineysa teknolojiyad dhalinyarada ka caawineyso qorshaha guurka

Dowladda Japan ayaa waddo dadaallo ay ku xoojineyso heerka dhalmada dalkaas si ay u adeegsato barnaamij teknoloji…

Posted in WARARKA MAANTA

R/W Rooble Iyo Saraakisha Galmudug Oo Shir Deg-Deg Ka Yeeshay Xaasuuqii daraad

  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyay shir ku saabsan amniga oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalad kacsanaan ah oo saakay ka taagan Magaalada Balad Xaawo Gedo ee Xuduuda kenya iyo Somaliya..

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kadib markii Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Dubbe oo ku tilmaamay Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan Danbiile Dagaal..

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan Dubbe ayaa ka hadlay abaabul hubeysan oo maalmahaan dowladda Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo sheegay in Weerar ku qaden inta u dhexeysa Mandheera iyo Wajeer ay ku qabten Guddoomiyihii deegaanka Gummareey..

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Kenya iyo dagaalyahano hubeysan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka madaxda urur goboleedka IGAD oo maanta ka furmayo Djibouti

Waxa maanta magaalada Djibouti ee dalka Djibouti uga furmaya madaxda urur goboleedka IGAD shir aan caadi ahayn…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Trump oo billaabay in ciidamada Soomaaliya ka joogo la daadgureeyo

Sida laga soo xigtay Pentagon-ka, Markabka qeyrul caadiga ah ee USS Hershel “Woody” Williams ee uu Mareykanka…