Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Qoys dhan oo aan faro laga qaadi karayn

Apu Sarker ayaa waxa uu muuqaal uu igula hadlayay ku muujinayaa calaacashiisa xilli uu ku sugnaa gurigiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari Nabad Ilaalin Qaramada Midoobay u Joogay Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo la dilay

Qaramada Midoobay ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in saddex ka mid ah ciidamadeeda nabad ilaalinta shalay lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasime Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo u soo xiray Saraakiisha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda {HSJ} Barnaamijka Jiheynta Sawiro

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa u soo xiray Saraakiisha…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo ka carrooday go’aan ay gaartay maxkamadda Yurub

Madaxweynaha Turkey ayaa ku eedeeyeey Maxakamadda Yurub ee Xuquuqada Aadanaha “inay difaacday argagixiso” kadib markii ay xukmisay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia oo ku dhowaaqday qabashada doorashooyin

Ethiopia ayaa qaban doonta doorashada baarlamaanka 5-ta June ee sanadka 2021, sidaasina waxaa Jimcaha maanta ah sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wal-wal xoog leh oo ka taagan doorasho ka dhaceysa Jamhuriyadda Afrikada Dhexe

Isbaheysiga mucaaradka ku ah dowadda Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, ayaa sheegay in ay muddo saddex maalin ah joojiyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay magaalo ka tirsan Mareykanka. Qarax weyn ayaa ruxay waddo inteeda badan…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah Musharixiinta Mucaaradka Oo Ku wajahan Garoowe

Magaalada Garoowe ee Xarunta DG Puntland waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay gaaraan qaar kamid…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa loo bartilmaameedsadaa Soomaalida Koonfur Afrika xilliyada ciidda masiixiga..

  Qaar ka mid ah Soomaalida ku ganacsata waddanka Koonfur Afrika ayaa sheegay in waqtigan uu dalkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Faransiiska oo laga helay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska cusub

Faransiiska ayaa xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee nooca cusub ee fayraska corona ee dhawaan laga helay dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjire. Maryan Yaasiin Ergeyga gaarka ee Xakuumadda u qaabilsan xaquuqda Tahriibayaasha oo dalka dib ugu soo Celisay tahriibayaal Sawiro

Danjire  Maryan Yaasiin Ergeyga gaarka ee Xakuumadda u qaabilsan xaquuqda Tahriibayaasha  iyo Xubnaha la shaqeeya ayaa mar…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka warfaafinta, oo ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geerida fanaankii qaranka Allah u naxariistee, Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeriyooday dalka Jarmalka.

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geerida fanaankii…