Author: QOL Contributor
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo la kulmay Safiirka dalka Ingiriiska
Guddoomiyaha guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka Maxamed Xasan Cirro ayaa kulan la qaatay Safiirka dawladda Ingiriiska…
Dowladaha Turkiga iyo UK oo shaaciyey in ay kala saxiixdeen heshiiska ganacsiga xorta ah
Dowladaha Turkiga iyo UK ayaa shaaciyey in ay kala saxiixdeen heshiiska ganacsiga xorta ah iyada oo London…
Gudoomiye kuxigeenka Amniga & Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir oo cayaartoyda Galmudug u balan qaaday Sawiro..
Gudoomiye kuxigeenka Amniga & Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi wardheere Cali yare ayaa ku bogaadiyay cayaartoyda…
Dhul-gariir xoog leh oo ka dhacay dalka Croatia
Ugu yaraan 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhimatay 20 kalana ay ku dhaawacmeen, dhul-gariir…
Maraykanka oo laga helay kiiski ugu horreyay ee fayraska cusub
Kiiski ugu horreeyay oo la xiriira nuuca cusub ee cudurka COVID-19 ee maalmahan ka jiray dalka Ingiriiska,…
Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo la kulmay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland…
Ciidamo badan oo la geeyay degaan lagu dilay Askar farabadan Itoobiya
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay 10-kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay degmada Dan…
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir oo dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 100 ruux
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku…
Dowlada Sudan oo la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul horey u qabsadeen dad Ethiopian ah
Sudan ayaa la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul ay ku eedeysay inay horey u qabsadeen…
Donald Trump oo saxiixay xirmo dhaqaale oo ka kooban 900 oo bilyan oo dollar oo loogu talo-galay in lagu caawiyo
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay xirmo dhaqaale oo ka kooban 900 oo bilyan oo dollar oo…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo gaaray Garoowe
Waxaa maanta magaalada Garowe ka dagay ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu…
Ammaanka magaalada Garoowe oo saakay si aad loo adkeeyay
Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku qul qulaya wafuud kala duwan oo kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…