Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo ka digtay xiisadaha sii kordhaya ee bariga dhexe kadib dilkii Saynisyahankii ugu sareeyay Iran

 Qaramada Midoobay ayaa ka digtay xiisadaha sii kordhaya ee bariga dhexe kadib dilkii loo gaystay Saynisyahankii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka itoobiya oo sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray

Ciidanka itoobiya ayaa sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad Maraykan ah oo diiday racfaan Trump u gudbiyey

Maxkamad racfaan oo heer federaal ah ayaa si adag u diiday dacwad [saraakiisha] ololaha Trump ku doonayeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka gobolka Banaadir oo mar kale diginin iyo hanjabaad cusub u jeediyey musharaxiinta madaxweynaha..

Maamulka gobolka Banaadir ayaa diginin iyo hanjabaad cusub u jeediyey musharaxiinta madaxweynaha ee mucaaradka ah, maalmo kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada Ciidamada oo saakay dishay Dilaagii Maxamed Xaaji Axmed (Macalin Ilkacase)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalkii ugu kululaa oo goor dhawayd ka bilawday Caasimadda Gobolka Mekelle ee Tigree-ga..

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Caasimadda Ismaamulka Gobolka Tigree-ga ayaa sheegaya in Goordhow halkaas ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo war kasoo saaray dilkii Somaliland ku fulisay lix ruux

Khamiistii lasoo dhaafay Maamulka Somaliland ayaa xukun dil toogasho ah ku fuliyay lix Rag ah oo horey…

Posted in WARARKA MAANTA

C/Raxmaan C/Shakuur oo weeraray mar kale farmaajo

Sigaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa ka hadlay Banaanbax xoogn lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia “ Mekelle Maalmo Gudahood ayaan ku Qabsan Doonnaa

Militariga Ethiopia ayaa goor danbe oo Jimcihii ah sheegay in ciidamada dalkaasi ay maalmaha soo socda la…

Posted in WARARKA MAANTA

Rashiid Yuusuf “Kuma haysano goobtiisa ganacsiga, balse waa inuu ogaadaa in Jaaliyadu ay tahay goob sida uu doono uusan u maamulan karin” [WARAYSI]

Rashiid Yuusuf Ismaaciil [Wajaale], oo ka mid ah aqoonyahanada  Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Zwolle ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqii hore ee Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo canbaareeyay Qaraxii Is-miidaaminta ee xalay ka dhacay Maqaayada Gelato Divino..

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahan Duqii Muqdisho ayaa si kulul u Cambareeyay Qaraxii Is-miidaaminta ee xalay…