Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo Fariin iyo Digniin kulul u diray beesha caalamka

Itoobiya waxay ka codsatay beesha caalamka in aysan isku dayin “Tallaabooyin aanan lasoo dhaweeynin oo ah falal…

Posted in WARARKA MAANTA

Degmada Doolow ee Gedo oo ay gaareen saraakiil ka socota Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.

Gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya gaaray wafdi saraakiil…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Galmudug Xaaf oo weeraray Musharixiinta Muqdisho ku shiraya..

Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Shirka Musharaxiinta xilka Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo Mar kale Xalay Madaafiic ku garaacday Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb.

. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo sadqii dhexe ee xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Lix dacwadood oo Donald Trump, uu wajihi karo ka dib markuu xilka ka dego

inta uu yahay madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump wuxuu ku raaxeysanayay xasaanadda gaarka ah ee ka difaaceysay nooc…

Posted in WARARKA MAANTA

khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka bilaawday deegaan hoos taga degmada Matabaan

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka bilaawday…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Cali Guudlaawe safar uu ku tagi lahaa magaalada B/weyne oo dib u dhacay..

Safar uu maanta markale Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ku tagi lahaa magaalaada Beledweyne ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Itoobiya oo sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Tigray

Waxaan maanta ku eg saddexdii maalmood ay dowladda Itoobiya u qabatay inay isku soo dhiibaan ciidamada Tigray…

Posted in WARARKA MAANTA

Lafta Gareen “Dadka Qaylinaya dib ha u fiiriyaan, waxay horay usoo sameeyeen

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo xalay hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf aheyd…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Joe Biden oo sheegay in kooxda u qaabilsan xil la wareegistiisa ay wada shaqeyn wanaagsan ka helayso maamulka Trump

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in kooxdiisii qaabilsan xil la wareegistiisa ay wada…

Posted in WARARKA MAANTA

Milatariga Ethiopia oo wada Gulufkii ugu danbeeyay oo ay ku qabsadaan magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray

Milatariga Ethiopia ayaa qorsheynaya in ay taangiyo u adeegsadaan in ay ku qabsadaan magaalada Mekelle ee xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isal wasaaraha Itoobiya oo Maleeshiyadka TPLF u qabtay mar kale 72 saacadood isku dhiibaan

.. Ra’isal wasaaraha Itoobiya ayaa xoogagga TPLF u qabtay 72 saacadood iney dowladda isugu soo dhiibaan, xilli…