Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ha’yadda Qaramada qaxootiga ee UNHCR oo ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Tigray inay gaaraan heshiis

Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Tigray…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda oo ciidamo badan dhigtay waddooyinka waaweyn ee Kampala.

Ciidamada Uganda ayaa la geeyay waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Kampala iyo magaalooyin waaweyn si ay uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Kheyre: Si aan uga foggaano qalalaase dalkan ka dhaca..waa in dalka ay ka qabsoonto doorasho la isla ogolyahay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in shacabka ay walaac ka muujinayaan xaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG:Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo goordhaw Muqdisho kasoo degay

Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada

Wararka ka imaanayo dalka Itoobiya waxay sheegayaan in xaley gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahirdar…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxa WHO oo beeniyay in uu taageerayo madaxda TPLF

Madaxa Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa beeniyay eedeymo uu u jeediyay taliyaha guud ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Senatoro ka hortagaya hub maamulka Trump ka iibinayo Imaaraadka

Saddex Senator oo Mareykan ah ayaa sheegay inay soo saari doonaan sharci isku dayaya inuu ka hortago…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo booqday dhulka ay Israel heysat ee Daanta Galbeed.

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa Khamiista maanta ah noqday diblamaasigi ugu horreeyay ee Mareykan ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Mustaf dhuxulow “ Dalkaan waxa uu ka adag yahay Xiligii Jabhadaha dalka iyo Kacaankii, waxaana arintaas Mas’uul ka ah Fahad iyo farmaajo..

Musharax Mustaf sh. Cali dhuxulow oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee u taagan Doorashada Madaxweynaha 2021-…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaalida Zwolle [Nederland] iyo saameynta Covid 19 [SAWIRRO]

Magaalada Zwolle waxay ka mid tahay Magaalooyinka ay dagan yihiin mushtamac-yada Soomaalida ee ku dhaqan dalkan Nederlands,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhowaad 600 arday oo sanadkan ka qelin jebiyey Jaamacadda Benaadir (Sawirro) 

Xaflad ballaaran oo loo sameeyey boqolaal arday oo ka qelin jebisay 10 ka mid ah 12-ka kuliyadood…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka Guddoomiyaha gobolka Michigan Gretchen Whitmer, oo ku dhawaaqday in la mamnuucey cunnada maqaayadaha lagu cuno

Iyadoo kiisaska guud ee cudurka covid19 ee Mareykanka ay kor u dhaafeen 11 milyan, ayaa qaar ka…