Author: QOL Contributor
Kenya walaac xoogan oo ka jiraa oloalaha la doonayo in markii saddexaad lagu beddelo dastuurka
Dalka Kenya waxaa walaac xoogan uu ka jiraa oloalaha la doonayo in markii saddexaad lagu beddelo dastuurka…
Hogaamiyaha Gobolka TigrayDebretsion Gebremichael oo xaqiijiyay in ciidamadoda ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha Asmara ee Eriteriya
. Hogaamiyaha Gobolka Tigray ee Ethiopia (Debretsion Gebremichael) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Tigreega ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha…
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo ku baaqay Dagaal ka dhan ah Alshabaab.
. Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ku baaqay in lasii wado howlgalka ka dhan…
Ciidamada Nigeria oo beeniyay in ay dileen dibad baxyaal aan hubaysneen bishii October.
Ciidamada dalka Nigeria ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay dileen dibad baxyaal aan hubaysneen bishii October. Taliyaha…
Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay shil gaari oo ka dhacay G/Nugaal
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaari oo ka dhacay deegaan lagu…
Alshabaab oo sheegatay in ay la wareegeen deegaanka Ceel-Dheere ee Duleedka dhusamareeb 12 sano kadib..
Qoraal ay soo dhigeen Al-shabaab bartooda ayay ku sheegeen Dagaalyahanada kooxdooda ay xalay la wareegeen deegaanka Ceel-Dheere…
Shacabka Muqdisho oo istuicamaala 70- Boqolkiiba mootada bajaajta halka Basaskii iyo caasiyaashii la hilmaamay
Magaalada Muqdisho oo ay ku nooshahay bulsho badan ayaa waxaa hoos usii dhacaya dadka raaca gaadiidka dadweynaha…
Shacabka Tigraay oo ka cabanaya Dagaal iyo Duqaymo joogto ah, Halka Maleeshiyaadka Tigraay ay hubka wali dhiibin..
Ku dhawaad laba toddobaad deegaannada ku teedsan xadka ay wadaagaan deegaannada Amxaarada iyo Tigraay waxaa ka socda…
Wasiirka difaaca Somalia oo kulan deg deg ah la yeeshay Danjiraha Itoobiya ee Somaliya..
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka XDS Jeneraal Cabaas Amiin…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo kormeeray garoonka Ciyaaraha Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa Istaadiyam…
Maleeshiyaadka Tigre oo Weerar ku qaaday caasimadda deegaanka Amxaarada ee Bahir daar iyo magaalada Gonder ee aan ka fogeyn..
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in caasimadda deegaanka Amxaarada ee Bahir daar iyo magaalada Gonder ee aan ka…
Kim Jong-un oo sigaarka ku cabba fagaarayaasha balse dadkiisa ka mamnuucay
Sidee dal sida Kuuriyadda Waqooyi oo kala ah xal ugu halayaa tirada aadka u badan ee dalkaaasi…