Author: QOL Contributor
Axmed Madoobe oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee HirShabeelle
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub…
Qaramada Midoobey oo war ka soo saartay dagaalka Itoobiya
Wararka sheegaya in dad badan oo rayid ah lagu laayay gobolka Tigray ee ku yaalla waqooyiga Itoobiya…
Itoobiya oo Somaliya uga yeertay ilaa 3,000 oo askari si ay uga Qeyb qaataan Weerarka lagu Hayo Maleeshiyaadka Tigreega
Itoobiya ayaa dib u celinaysa kumanaan askari oo ka caawinayay dowladda Soomaaliya dagaalka ay kula jirto Ururka…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo baaq u diray Beesha caalamka..
Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ku eedeeyay beesha Caalamka in aysan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Magacaabay Guddi Cusub
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo…
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa ku guuleystay mar kale gobolka Georgia
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa ku guuleystay gobolka Georgia, Sida BBC-du sadaalinayso, waa musharraxii…
Dagaalka ka socda gobolka ku yaalla Waqooyiga Itoobiya ee Tigray xaalad adag..
Dagaalka ka socda gobolka ku yaalla waqooyiga Itoobiya ee Tigray, saameyn xun kuma yeelan doono mustaqbalka Itoobiya…
Yurub oo maalmo adag u tahay Saameynyta xanuunka Covid19 sare kac laga dareemayo Xanuunka..
Saameynyta xanuunka Covid19 ayaa faraha kasii baxaysa kaddib markii la sheegay tirada dadkii ugu badnaa ee maalin…
Dheymankii ugu weynaa abid oo lagu xaraashay 26.6 malyan oo doolar
Dheyman naadir ah oo laga keenay Ruushka ayaa lagu xaraashay suuq ku yaalla dalka Switzerland, waxaana lagu…
Dowlada Itoobiya oo ugu baaqday ciidamada TPLF inay isa soo dhiibaan
Dowladda Itoobiya ayaa ugu baaqday ciidamada Tigray inay isa soo dhiibaan xilli ciidamada federaalka ay wadaan howlgal…
Madaxweynihii hore ee Ghana oo goor dhawayd geeriyooday
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah. Wararka ka…
Abiy Ahmed oo goor dhawayd sheegay in ciidamada dowladda ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta sheegay in ciidamada dowladda ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray ayaga…