Author: QOL Contributor
Jaamacadda Benaadir oo daahfurtay Barnaamij cusub oo Waxbarasho (Sawirro)
Jaamacadda Benaadir ayaa daahfurtay barnaamij cusub oo Waxbarasho (Internship) kaasoo ay iska kaashanayaan Jaamacado ku yaalla dalalka…
Maxkamadda Sare oo dhageysatay kiiska Obama Care
Inta badan garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa muuqda in ay ayidi doonaan Sharciga Daryeelka Jaban ee…
Xubnaha Xisbiga Jamhuuriyiinta oo ku taageeray Madaxweyne Trump dacwadaha Joe Biden ee Doorashada..
Xubnaha ugu sarreeya Jamhuuriyiinta ayaa ku taageeray madaxweyne Donald Trump, dacwadaha uu ka gudbiyay tirinta codadka qaar…
Joe Biden “ Diidmada Trump ee guusheyda waa wax laga xishoodo.
Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in diidmada Trump uu diiday in uu…
Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay Duulaanka shabaab lagu wado ee dhusamareeb
Maamulka Galmudug ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixiyey dagaalka saacadihii u dambeeyey deegaano dhaca koonfurta Dhuusamareeb ku…
Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa oo goor dhaw la dooran doono..
Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa manta lagu waddaa in ay ka dhacdo Magalaada Jowhar ,…
Warbaahinta Itoobiya oo sheegtay in ay dileen 550 kamid ah dagaalyahanada TPLF
Inkasta oo aanan la xaqiijin wararka kasoo baxay dhinaca federaalka. Arrintani ayaa muujineysaa in labada dhinacba ay…
Maamulka Gobolka Banaadir oo shegay in uu ku fashilmay ka hor taga Roobabka dhibatada Muqdisho u gesta.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in uusan awoodin sameynta Biyo mareeno laga gudbiyo Xareedda roobka da’aya si…
Kumanaan qof oo ka qaxay dagaalka ka socda Tigray
Saraakiisha Suudaan waxay sheegayaan in ugu yaraan 6,000 qof oo Itoobiyaan ah ay kasoo qaxeen dagaallada ka…
Abiy Axmed: ‘Howlgalka milateri wuu sii socon doonaa tan iyo inta hub ka dhis lagu sameynayo kooxaha hubeysan
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed wuxuu sheegay in howlgalka militeri ee ka dhanka ah Tigray loo fulinayo…
Madaxii Falastiin u qaabilsanaa wahadallada Israa’iil oo u geeriyooday cudurka Covid-19
Saa’ib Cariiqaat oo kamid ahaa siyaasiyiinta ugu caan Falastiin ayaa u geeriyooday cudurka Covid-19, sida ay sheegeen…
Midowga Afrika oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Tigray
Midowga Afrika ayaa ku baaqay in xabad joojin looga dhawaaqo gobolka Tigray halkaas oo ciidamada dowladda iyo…