Author: QOL Contributor
Trump oo sheegay in uu la hadli doono dadweynaha Maraykanka
Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay in markii ugu horreysay uu la hadli doono dadweynaha…
Trump oo lagu baaqay in uu aqbalo natiijada doorashada looga guuleestay
Saraakiil horey uga soo shaqeyn jirtay Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ugu baaqday Trump in uu aqbalo…
Wafdi Ka Socday Dowladda Talyaaniga Oo Gaaray Hobyo
Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa wafdi ka socday dowladda Tanyaaniga iyo…
Abiy Axmed: TPLF waxay doonayaan in dalka uu noqdo mid aan la maamuli karin
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay la socdaan tacaddiyada joogtada ah ay gobolka ka…
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay tirsan Gobolka Jubbada Dhexe..
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen…
QM oo sheegtay in 9 milyan oo qof ay halis ugu jiraan in ay ku barakacaan dagaalka ka socda gobolka Tigray ee Ethiopia
QM ayaa sheegtay in 9 milyan oo qof ay halis ugu jiraan in ay ku barakacaan dagaalka…
Dadka Azerbaijan oo u dabaal degay ‘qabsashada’ magaalada Shusha
Dadka reer Azerbaijan ayaa ku dabaaldegay jidadka magaalada caasimadda ah ee Baku kadib markii Madaxweyne Ilham Aliyev…
Abiy Ahmed oo Xilalkii ka qaaday Saraakiisha ugu saraysa Ciidamada Itobiya..
Ra’iisul Wsaaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xilalka ka qaaday taliyihii ciidamada, madaxii sirdoonka iyo wasiirkii arrimaha dibedda,…
Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo xilka la wareegay
Munaasabad kooban oo Maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilalka kula wareegay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay roobabkii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa ka hadlay roobabkii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay…
Nin Dilay Muwaadin Soomaali-Mareykan Ah Oo Xukun Adeg Lagu Riday
Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota xukun adeg ku riday Nin…