Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Guul weyn oo laga gaaray tijaabada tallaalka COVID-19 kadib markii la helay

Shirkadda dawooyinka Pfizer ayaa sheegtay in tallaal loogu hortago cudurka COVID-19 oo ay ka shaqeyneysay uu wax…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar kala duwan oo ka soo baxaya Qarax Ciidamada Dowlada lagula eegtay duleedka Dhuusamareeb..

Wararka aan ka helayno degaanka Sina-dhaqo ee duleedka Dhuusamareeb ayaa ku warramaya in Ciidan ka tirsan Dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa sidee xaaladda gobolka Nagorno-Karabakh kaddib heshiiska Armenia iyo Azerbaijan?

Wasaaradda gaashaandhigga Armenia ayaa sheegtay in xasilooni ay ka jirto goobihii laisku hor fadhiyay ee ku yaalla…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru Dowlaha Amniga oo Furay Shirkii Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) oo sadexdii bilba mar laqabto Sawiro..

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha Md, Farxaan Cali Axmed, yy…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Gobolka Tigray ee Dagaalka ka socda

Waa ay adagtahay in la xaqiijiyo wararka kala duwan ee kasoo baxaya gobolka waqooyiga Itoobiya ku yaalla…

Posted in WARARKA MAANTA

Maalintii Lixaad oo uu galay dagaallka ka socda gobolka Tigray ee dalka Ethiopia

Maalintii Lixaad ayaa dagaallo ay ka socdaan gobolka Tigray ee dalka Ethiopia. Dagaalkan ayaan ilaa iyo hada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Azerbaijan oo qabsaday magaalo muhiim ah oo ka tirsan gobolka gooni u goosadka ah ee Nagorno-Karabakh

Ciidamada Azerbaijan ayaa qabsatay magaalo muhiim ah oo ka tirsan gobolka gooni u goosadka ah ee Nagorno-Karabakh,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Kenya oo lagu wado in Visaha dalku galka Somalida uga dhigto On Aravel

booqasho uu Soomaaliya ku yimid xoghayaha wasaaradda arrimaha dibadda dalka Kenya Macharia Kamau ayaa waxa uu sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii Maaliyadda dowladda Turkiga oo is casilay.

Wasiirkii Maaliyada ee dalka Turkiga Berat Albayrak ayaa shaaciyay in uu xilkaasi ka dagay. Wasiirka ayaa qoraal…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka TPLF oo Sheegay in ay so rideen diyaarad duqayn rabtay meelo u dhaw Maqale

Afhayeenka Ururka TPLF Getachow Rada ayaa habeenimadii xalay mar uu ka hadlayay Warbaahinta degaanka Tigray ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo weeraray saldhigyada Ciidamada Kenya ee degaannada Taabta & Qooqaani ee Gobolka Jubbada Hoose

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan gobolka Jubbada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Dowlada gobolka Tigray oo ku baaqay xabad joojin

Madaxweynaha maamulka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa lagu soo warramayaa in uu ku baaqay in lasoo afjaro colaadda…