Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Boqor Salman oo caalamka u diray baaq la xiriira Iran

Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa maanta ku booriyey hoggaamiyayaasha caalamka inay mowqif adag ka qaataan sidii…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Senegal oo xabsiga u taxaabay aabe dhalay wiil 15-jir ah oo ku dhintay badda bishii Oktoobar xilli uu u tahriibayay dhinaca Yurub.

Booliska Senegal ayaa xabsiga u taxaabay aabe dhalay wiil 15-jir ah oo ku dhintay badda bishii Oktoobar…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha ugu sarreysa TPLF oo xasaanadda laga qaaday

Xildhibaanada ka tirsan Aqalka golaha wakiilada ee Itoobiya ayaa ansixiyay in xasaanadda lagala noqdo 39 saraakiil ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Ruushka Vladimir Putin, Madaxwayna Mexico, Madaxwaynaha Shiinaha Hogaamiyaha Kuuriyada oo u Hambalyeeynin wali Madaxweyne Joe Biden

Madaxwaynha la doortay ee dalka Mareykanka Joe Biden ayaa tan iyo intii uu guusha ka gaaray doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka ka socda gobolka Tigray oo sii xoogeystay, Ciidamada Dowlada oo la Wareegay saakay goobo hor leh..

Dagaalka ka socda gobolka Tigray ee waqooyia Ethiopia ee u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka iyo maamulka gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobey oo sheegtay inay ka walaacsan tahay xaaladda shacabka ku nool Tigray

Qaramada Midoobey waxay sheegtay inay ka walaacsan tahay xaaladda shacabka ku nool Tigray maadama aan la difaaceyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiinta Tigray oo shacabka ugu baaqay inay is difaacaan..

Mas’uuliyiinta gobolka Tigray ayaa shacabka gobolkaas ugu baaqay inay isku diyaariyaan abaabul ay isaga dicaafayaan waxa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Diblumaasiyiin ku dhaawacmay qarax ka dhacay Sucuudiga

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay qarax shaley ka dhacay goob lagu xusayay dagaalkii koobaad ee adduunka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo Ciidamo nabad ilaalin ah u diray gobolka Nagorno-Karabakh kadib markii Armenia iyo Azerbaijan ay isku raaceen heshiis

Ruushka ayaa billaabay inuu laba kun oo ciidamo nabad ilaalin ah u diro gobolka Nagorno-Karabakh kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Hogaamiyayaasha dalalka Khaliijka oo wajahaya xaqiiqada guusha Biden

“Iska key cafi haddii aan u muuqdo qof maahsan,” waxaa sidaasi yiri safiirka Sacuudiga u fadhiya UK,…

Posted in WARARKA MAANTA

Cali Guudlaawe oo loo doortay Madaxweynaha Hirshabelle

Wararka ka imaanaya Jowhar ayaa sheegaya in goor dhawayd loo doortay Madaxweynaha dowlad goboledka Hirshabelle Cali Cabdulaahi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada oo ku dilay Saraakiil shabaab ah deegaanka Baarsanguuni oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in  howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen duleedka magaallo…