Author: QOL Contributor
Donald Trump oo ku wareeray sidii uu u daawaneyey TV-yada
Donald Trump ayaa ka cadhooday, kana xumaaday in dad kooban ay u soo baxaan taageeradiisa xilli uu…
Dowlada Suudaan oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya, iyadoo ay jiraan isku dhacyo daaal oo ka dhacay Gobolka Tigray
Dowlada Suudaan ayaa xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya, iyadoo ay jiraan isku dhacyo ka dhacay Gobolka…
Suudaan oo ka hadashay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Nuureyn oo ahaa xaafidul Qur’aan siiqo wanaagsan ku aqrin jiray Qur’aanka Kariimka
Dowladda Suudaan ayaa war ka soo saartay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Nuureyn Maxamed Sadiiq…
Ammaanka goobaha tirinta codbixintu ka socoto oo aad loo adkeeyay
Saraakiisha doorashada ee guud ahaan Mareykanka ayaa si isdaba joog ah ugu baaqaya in la siiyo ciidamada…
Joe Biden “Waan ku kalsoonnahay inaan guulaysan doonno”
Joe Biden ayaa mar kale sheegay in uu ku kalsoon yahay guusha maaddaama uu kusii dhawaanayo inuu…
Warbaahinta Ruushka oo soo dhawaysay Musharax Madaxweyne Joe Biden
Doorashadan Mareykanka, filashada Ruushka way hooseysaa. Aad ayay u hooseysaa. “Ruushka inuu kala doorto Trump iyo Biden…
Dowlada Uganda oo Soomaaliya kala baxday 2,100 askari oo ka tirsanaa AMISOM
Kooxda 27-aad ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo qeybta lixaad ee Uganda ee Unugga Ilaalada…
Isbarbardhig lagu sameeyey Mugabe iyo Trump
Qaar ka mid ah dadka barta Twitter-ka ayaa si weyn uga cadhooday qoraal uu soo qoray sarkaal…
Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau oo la hadlay dhiggiisa Faransiiska
Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa la hadlay dhiggiisa Faransiiska kaddib xiisaddii dhawaan ka dhalatay hadal uu…
Labada wiil ee uu dhalay Donald Trump oo ku eedeeyay xubnaha Xisbiga Jamhuuriga inay ku guul darreysteen inay taageeraan abahood
Labada wiil ee waaweyn ee uu dhalayDonald Trump ayaa ku eedeeyay xubnaha Xisbiga Jamhuuriga inay ku guul…
Musharax Biden oo ku horreeya Georgia, wax ka ogow Gobolkaas waxa uu muhiimka u yahay
Joe Biden ayaa qarka u saaran in gobolka Georgia uu kaga guuleysto Donald Trump, iyadoo ay keliya…
War Deg Deg: Ciidanka Dowladda iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo goor dhawayd dagaal uga bilaawday gobolka Galgaduud
Wararka ka imanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya Ciidanka Dowladda iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku dagaalamay deegaano hoos…