Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo  weydiistay baarlamanka inay ansixiyaan ciidamo loo dirayo dalka Azerbaijan Madaxweynaha Turkiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal wasaraha Itobiya oo shegay in uu diyaar u yahay in uu qaabilo Qaxootiga ka soo qaxaya Tigray

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed wuxuu sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay in uu qaabilo kumaananka…

Posted in WARARKA MAANTA

Geriga kali ah ee laga helo dhulka soomaalida Kenya oo qalab casri ah lagu xiray

Geriga kali ah ee inta la ogyahay dunida laga helo duuleedka magaalada Gaarisa ayaa lagu xiray qalab…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed “Maanta ayay ku egtahay muddadii loo qabtay inay isa soo dhiibaan Maleeshiyaadka Tigray”

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in howlgalka milateri ee ka soconaya gobolka Tigray uu galay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 10- qof oo ku dhimatayQaraxii ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka Dugisga Tababarka Booliska..

Warar dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya qarax duhurnimadii Maanta lala eegtay Saraakiil Ciidan oo ku sugnaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wargays lagu magacaabo Washinong Eximar oo ka soo Baxa USA oo Qoray in Fahad Yasin uu la shaqeeyo al-Qaacida.

. Wargayska lagu magacaabo Washinong Eximar ee kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa qoray maqaal dheer uu kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Taageerayaasha Madaxweyne Trump oo isugu soo baxay Washington

Tobanaan kun oo ka mid ahaa taageerayaasha madaxweyne Donald Trump ayaa Sabtidii shalay ilaa xalay ka dhigay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo xukun riday Nin Lagu qabtay 218 Xabo oo Rasaasta Qoray AK47

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 60aad ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin la sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Armenia oo sheegtay 2,317 askari looga dilay dagaalka Azerbaijan

Armenia ayaa Sabtidii sheegtay in, in ka badan laba kun oo askari looga dilay dagaalkii socday lixda…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay degmada Balli-dhiig ee Somaliland.

. Wararka naga soo gaaraya degmada Balli-dhiig ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Qarax miino uu shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal beeleed ka socda duleedka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe

Wararka aan maanta ka heleyno duleedka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in halkaas uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Yaanyuuiyo qofkii lahaa oo lix sannadood ka dib is helay

Bisad “Harag iyo lafo” noqotay oo dhex mushaaxeysa magaalada ayaa dib ula midowday milkiilaheeda kadib markii sida…