Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ha’yaddda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch oo ugu baaqday dowladda Itoobiya inay difaacdo dad rayidka ah

Ha’yaddda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya inay difaacdo dad rayidka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Duufaanno dabaylo iyo roobab wata oo ku dhuftay meelo ka mida xeebaha maamulka Puntland

Duufaanno dabaylo iyo roobab wata ayaa ku dhuftay meelo ka mida xeebaha maamulka Puntland. Waxaana la sheegayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Cusman Abukar “Waxaan halkan ku aragnay dad sidii argagixisadii Soomaaliya joogtay u dhaqmaya….” [WARAYSI]

Magaalada Zwolle, waxay ka mid tahay Magaalooyinka dalka Nederlands ee ay Soomaalidu deggan tahay, waxaana muddo dhowr…

Posted in WARARKA MAANTA

Qooq Qoor oo xalay la kulmay Musharixiinta, Xasan Sheekh Maxamuud, RW hore Xasan Cali Kheyre, C/kariin Guuleed, Dahir Geelle, C/raxmaan C/shakuur iyo Mustaf Dhuxulow.

Qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Garowe iyo Qardho ee Puntland.

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaadiid oo ka dhacay tuulo lagu magacaabo Shire…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Kenya oo ka digay qawlaysato gabdhaha yaryar af-duubanaysa

Booliska Kenya ayaa wada baadhitaan ay ku hayaan ‘qawlaysato internet-ka” adeegsata oo hablaha yaryar ee intan fayraska…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo bug uu qoray kaga hadlay

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa ku sifeeyey Vladimir Putin-ka Ruushka inuu yahay sidii maamule waadh…

Posted in WARARKA MAANTA

Horjoogaha Maleeshiyaadka Dagaal oogaha TPLF Debretsion Gebremichael oo maxkamad la soo tagayo..

Wuxu ahaa dagaal yahan hore oo jabhad ah oo ka jara ciidamada Itoobiya isgaadhsiinta, Debretsion Gebremichael haatanna…

Posted in WARARKA MAANTA

Tan iyo maalintii lagu dhawaaqay in doorashada uu Biden, ku guuleystay, Trump waxaa uu isku soo xiray Aqalka Cad.

Maxay tahay sababta uu madaxwayne Trump u aamusay oo uu hadalka u yareeyay? Waxaa uu ahaa shaqsi…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka u dhaxeeya dowladda iyo Maleeshiyaadka TPLF oo laga cabsi qabo in uu isku bedello dagaal sokeeye..

Dalka Ethiopia waxa uu qarka u saaran yahay in dagaalka ka socda ee u dhexeeya ciidamada dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska New Zealand oo u ogolaaday haweenka muslimka ah ee ka tirsan booliska inay qaadan karaan xijaabka

Booliska New Zealand ayaa u ogolaaday haweenka muslimka ah ee ka tirsan booliska inay qaadan karaan xijaabka…