Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ku Dhawaad 15 Qof oo ku dhimatay Weerar lagu qaaday Masjid ku Yaalla Iran

Khamiis: OCTOBER 27, 2022 Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo shaaciyay magacyada Shanta nin ee gacanta ku heysa maamulka Al-Shabaab

Khamiis: OCTOBER 27, 2022 Bayaan dhawaan kasoo baxay Mareykanka, oo lasoo dhigay bogga wasaaradda Arrimaha Dibadda ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Golaha wadatashiga Qaran oo ka furmaya magaalada Muqdisho

Khamiis: OCTOBER 27, 2022 Shir Golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka, kuwa Dowlad Goboleedyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad careysan oo dibadbaxyo ka hor dhigaya guriga xildhibaan Juweeriya

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Dibadbaxyo looga soo horjeedo dilka xildhibaan Juweeriya Subcis ayaa ka socdaa Jigjiga kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska oo qabriga kasoo saaraya meydka gabadh British ah oo dalxiise aheyd taasoo labo sano ka hor geeriyootay

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Booliska ayaa maanta qabriga kasoo saaraya meydka gabadh British ah oo dalxiise aheyd…

Posted in WARARKA MAANTA

Aadan Barre Ducaale oo iska casilay xilka xildhibaanimo kadib markii loo ansxiyay wasiirka gaashaandhigga Kenya oo dhawaan

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Aadan Barre Ducaale ayaa iska casilay xilka xildhibaanimo kadib markii loo ansxiyay wasiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Putin oo markii ugu horreysay toos u daawaday dhoolatuska hubka Nukliyeerka

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa toos u daawaday dhoolastka hubka Nukliyeerka oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeney ku nool gobolka Jambi ee dalka Indonesia oo la sheegay in ay dhimatay oo uu gebi ahaanba liqday Maska Jabisada

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Haweeney ku nool gobolka Jambi ee dalka Indonesia ayaa la sheegay in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Somaaliya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan Al-Shabab xalay lagu diley weeraro xalay dhacay.

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Dowladda Somaaliya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan Al-Shabab xalay lagu diley weeraro…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Ukraine oo sheegay in ciidamada Ruushka ay isu diyaarinayaan inay galaan “dagaalladii ugu cuslaa

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Ukraine ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u magacaabay Cabdirisaaq Juurile in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga.

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdirisaaq Cismaan Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo galabta gabaldhicii lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminaayo…