Author: QOL Contributor
Qoraaga Salman Rushdi oo beelay il iyo gacan kadib weerarkii toorida loo adeegsaday ee lagu qaaday xilli uu ku sugnaa New York
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Qoraaga lagu magacaabo Salman Rushdi ayaa beelay il iyo gacan kadib weerarkii toorida…
Siyaasi kasoo jeedo Brazil oo bambo gacmedyo ku tuuray saraakiil boolis ah oo tegay gurigiisa oo ku yaalla Rio de Janeiro si ay usoo xiraan siyaasiga.
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Waxaa la xiray siyaasi kasoo jeedo Brazil kadib uu bamboo gacmedyo ku tuuray…
Gabadh da’yar oo ku nool dalka Malawi oo gubtay shahaadadeedii jaamacadda kadib shaqo la,aan Darteed
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Gabadh da’yar oo ku nool dalka Malawi ayaa lagala noqday shahaadadeedii waxbarasho kadib…
Dowladda federaalka oo soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacineyso guulihii 48 saac ee u dambeeyay laga gaaray dagaalka Al-Shabaab
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacineyso guulihii 48 saac…
Madaxweynaha Masar oo Cafis u fidiyey xildhibaan hore oo lagu eedeeyey sheegidda warar been ah
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah al-Sisi, ayaa cafis u fidiyay xildhibaan hore oo lagu…
Rishi Sunak oo ku guuleystay loolankii ra’iisul wasaaraha Britain
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Wasiirkii hore ee Maaliyadda Britain Rishi Sunak ayaa Isniinta maanta ah ku guuleystay…
Kulan Lagu Eegayay Xeerka Xabsiyada Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan wax ku biirinta Qabyo Qoraalka, Xeerka Xabsiyada…
R/W Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirada kalluumeysiga heer F iyo DG
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay…
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay xadka ay wadaagaan Dalalka Rwanda iyo Congo
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Wararka ka imaanaya xadka ay wadaagaan dalalka Congo iyo Rwanda ayaa sheegaya in…
Duuliye la habaabay diyaarad Ruushku leeyahay oo ka dagey Mareykanka
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Duuliye u dhashay dalka Kuuba ayaa jimcihii la soo dhaafa diyaarad duug ah…
Computer-ada laga maamulo hawlaha nukliyeerka ee Iran oo la jabsaday
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Koox aan la aqoonsan oo isku magcawday Black Reward ayaa sheegtay inay jabsatay…
Dagaal beeleed toddobaadkan ka dhacay Sudan oo ay ku dhinteen 150 qof
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Goobjoogayaal ku sugan gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa sheegay in in…