Author: QOL Contributor
Roobab ka da’ay Muqdisho oo gooyay qaar ka mid ah waddooyinka waaweyn
Roob mahiigaan ah oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa biyo dhigay inta badan waddooyinka waaweyn oo…
Ruushka oo ballan-qaaday inuu ka caawin doona Armenia dagaalka ay kula jirto Azerbaijan
Ruushka ayaa ballan-qaaday inuu ka caawin doona Armenia dagaalka ay kula jirto Azerbaijan, haddii uu soo gaaro…
Soomaali ka qeyb qaadaneysa Gurmadka dhibbanayaasha dhulgariirka kula dhacay Turkiga
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Turkiga ayaa ka qeyb qaadanaya baadigoobka loogu jiro dadka…
Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka Tanzania oo la xiray
Booliiska dalka Tanzania ayaa xiray dhowr axsaabta mucaaradka ka tirsan, oo uu ku jiro hoggaamiyaha xisbiga Chadema…
Bannaabaxyo ka dhan ah Faransiiska oo ka socda dalka ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan dunida
Kumannaan Muslimiin careysan ah ayaa ku hor bannaan baxaya safaaradda Faransiiska ee Indonesia, iyaga oo sita boorar…
Haweeney saacado qaali ah abaalmarin uga dhigtay shaqaalaheeda oo cambaareyn kaddib xilka iska casishay
Madaxii shirkadda boostada dalka Australia ayaa xilka iska casishay kaddib markii ay afar ka mid ah shaqaalaheeda…
Dowlada Sacuudiga oo Muslimiinta caalamka u ogolaatay in ay cimro ku tagaan xaramka
Muslimiinta ajaanibka ah ee ka yimaad dalalka kale ee dunida ayaa markii ugu horraysay muddo dhawr bilood…
Hay’adda maareynta Musiibooyinka dalka Turkiga ee loo soo gaabiyo (AFAD) ayaa shaacisay inuu sii kordhay Khasaaraha ka dhashay dhul-gariirki
Hay’adda maareynta Musiibooyinka dalka Turkiga ee loo soo gaabiyo (AFAD) ayaa shaacisay inuu sii kordhay Khasaaraha ka…
Duufaan Xoogan oo mar kale ku dhufatay dalka Filibiin
. Duufaanta Goni ayaa ku dhufatay qaybo badan oo kamid ah wadanka Filibiin, Waxaa ku dhintay duufaanta…
Hir-Shabeelle oo maanta ka bilaaban doomto diiwaangelinta musharixiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka
Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle uu…
Dood ka dhalatay mar kale Hadal kasoo baxay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo uu ku difaacayay mabaadii’da ku saleysan cilmaaniyadda..
Hadal kasoo baxay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo uu ku difaacayay mabaadii’da ku saleysan cilmaaniyadda ayaa dood…
Waa kuwee Gobolada Mareykanka ee Codkooda uusan Dhana Jirin ee Loo Tartamayo?
Xili lagu wado in Doorashada dalka Maraykanka loo dareero maalinta bari ah, ayaa waxaa wali isku dhaw…