Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay tahay sababta Kenya u coleysatay Madaxwayne Farmaajo.?

Dowladda Kenya ayaanan qarsan cadaawada ay u qabto Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dowladiisa, wixii ka dambeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulamadii uu la yeeshay Agaasime Koofi,   Madaxda Maamul Goboleedyada, kulamo shaqada horay loogu sii wadayo Sawiro

Waxaa magaalada Muqdisho maalmihii la soo dhaafay ka dhacay kulamo kala duwan oo uu Agaasimaha Guud ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Jaamacadda Benaadir oo deeq Waxbarasho siisay Macalimiinta dugsiyada Muqdisho qaarkood

Jaamacadda Benaadir ayaa sanadkii labaad deeq Waxbarasho u fidisay boqol Macalin oo ka tirsan Macalimiinta wax ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaji Cabdalla “Raalto waxay go’aansatay in ay urur gaar ah samaysato”

Xaaji Cabdalla oo ka mid ah aqoonyahanada  Soomaalida dalka Holland, ayaa soo dhoweeyey Guddi  Jaaliyadda Magaalada Raalto…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jaamacadda Benaadir oo deeq dawooyin ah gaarsiiyey Isbitaalka degmada Afgooye

Maamulka Jaamacadda Benaadir ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta deeq daawo ah gaarsiiyey Isbitaalka degmada Afgooye ee gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoonka Baarlamaanka oo kufsi iyo sino isku khalday, dad badanna ku galaaftay, Warbixin

Waxaan dhagaystay guddoonka baarlamaanka hadalkiisii  iyo shacab badan oo il duuf ku raacay kuwaasoo  xukuumadda ama wasiiradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane oo Nairobi uga dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne Sawiro.

Wasiirkii hore ee Maaliyadda ee Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mustafa Dhuxulow “ Danbiilayaasha kufsiga iyo dilka u gaystay Marxuumad Xamdi, waa in ay dhadhamiyaan Xanuunka ay geesteen oo aan dareemayno.. Sawiro

Xili maalmo ka hor  magaalada Muqdisho ay ka dhacday fal aad u fool xun oo dil iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasime Maxamed Aadan Jimcaale Koofi shaqsi ku dayasho mudan Warbixin kooban Sawiro.

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo maalmo  ka hor  Howlo…

Posted in WARARKA MAANTA

Holland, oo lagu qabtay kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan ubadka Soomaalida [Sawirro]

Magaalada Zwolle, ee dalka Nederlands waxaa lagu qabtay kulan wacyigelin ah, oo looga hadlayay caqabadaha ay cunsurinimadu…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha Koofi oo booqday bar-xuudeedka Qeydar ee Galguduud,sawiro

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo booqday Bar-xuudeedka Qeydar ee Gobolka Galguduud,…

Posted in WARARKA MAANTA

G/Sare Maxamed Aadan Koofi “ 3-dii sanno ee u dambeysay……”

G/Sare Maxamed Aadan Koofi “ 3-dii sano ee u dambeysay Hey’adda Socdaalka Jinsiyaddaha iyo Wasaaradda Amniga waxay…