Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagareen, Wasiirka Gaashandhiga & Taliyaha Ciidanka Xooga oo ka wada hadlay howlgallada ka socda KGS

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo beeniyey eedo la xiriira Ruushka oo loo jeediyey

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay eedo loo soo jeediyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarunta Villa Somalia ku soo dhoweeyey Xulka 17 jirrada

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo gaaray magaalada Baydhabo

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Wasiirka Gashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Tanzania oo haweenka kula talisay inay yareeyaan dhalmada badan

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Xasan ayaa walaac ka muujisay tirada carruurta faraha badan…

Posted in WARARKA MAANTA

Fallaagada Tigray ee ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya oo baaq u dirtay beesha caalamka

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Fallaagada Tigray ee ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya ayaa ugu baaqday beesha caalamka inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada gobalka Shabeellaha Dhexe

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Al Shabaab waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo goordhaweyd gaaray magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Jigjiga ee Dowlad…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo sheegay inay diyaar tahay abaalmarinta uu u ballanqaaday xulka Soomaaliya ee 17 jirada

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo Magaalada Addis Ababa kulan kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo diyaarado Drones ah ku duqeeyay goor dhawayd caasimadda Ukraine ee Kyiv

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Qaraxyo gaaraya ugu yaraan shan ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv kuwaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka furmaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Shir looga hadlayo ammaanka gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Sweden oo Xadideysa Mid Kamid ah Qaabka Loo Helo Sharciga Deganaanshaha Sweden

Axad: OCTOBER 16, 2022 Xisbiyada Midigta ee Sweden ayaa Dhawaan Ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee la filayo…