Author: QOL Contributor
Ciidamada Ruushka oo bartilmaameedsaday xarumaha tamarta ee Ukraine ee caasimadda Kyiv iyo magaalooyin ay soo wajahdo koronto iyo biyo la’aan.
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa bartilmaameedsaday xarumaha tamarta ee Ukraine taasoo horseeday in qeybo kamid…
Madaxweynaha HirShabeelle & masuuliyiin kale oo booqday furimaha dagaalka ee gobolka Sh/ dhexe
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wehliyaan Xildhibaan Cismaan Xaadoole, Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha…
Ururuka u dooda xuquda suxfiyiinta Soomaaliya oo sheegay in mar kale la xiray Cabdalla Muumin
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Ururuka u dooda xuquda suxfiyiinta Soomaaliya ee Somali Journalists Syndicate ayaa sheegay in…
Qaraasaha ka dhashay dadkii Ku Dhintay Qarxii xalay Ka Dhacay Muqdisho oo Kordhay
. Talaado: OCTOBER 18, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo fiidkii hore…
Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo farabadan oo lasoo Dhoobay Magaalada Garowe
. Talaado: OCTOBER 18, 2022 Wararka ayaa sheegaya in xubno kasocda beesha caalamka ay maanta ku wajahan…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo sheegay in wiilkiisa Janaraal Muhoozi Kainerugaba uusan mar danbe barta Twitter-ka kaga hadli doono arrimaha dowladda.
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in wiilkiisa Janaraal Muhoozi Kainerugaba uusan mar…
Ciidamada Macawisleyda Gobalka Hiraan oo Saakay Weerar Gaadmo ah ku Qaaday Alshabaab
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Ciidamo degaanka ah “Macawisley” oo uu hogaaminayo Taliye Nuur Dheere ayaa AS ka…
Ciidamada Ethiopia oo la wareegay magaalo muhiima iyo bayaan ka soo baxay QM
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Masuuliyiinta dalka Ethiopia ayaa Isniintii sheegay inay doonayaan inay si degdeg ah gacanta…
Midawga Yurub oo cunaqabatay ku soo rogay saraakiisha booliska ee qaabilsan dhinaca anshaxa ee Iran iyo Wasiirka warfaafinta ee dalkaas
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Midawga Yurub ayaa Isniintii cunaqabatay ku soo rogay saraakiisha booliska ee qaabilsan dhinaca…
Askar ka tirsan ciidanka nabad ilaalinta ee QM oo lagu laayey dalka Mali
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Saddex askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay oo u…
Dalka Jarmalk oo shabakadda Telegram ku ganaaxay illaa $5 milyan
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Dalka Jarmalka ayaa Isniintii sheegay inuu ganaax lacageed ku soo rogay shabakadda fariimaha…
Weeraryahanka kooxda Real Madrid Benzema oo markii ugu horreysay ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Faransiiska, Karim Benzema, ayaa ku guulaystay…