Author: QOL Contributor
DFS oo gargaarkii ugu horreeyay gaarsiisay deegaannada laga saaray Al-shabaab
Talaado: September 26, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee…
Qareen loo haystay inuu laaluushay dad ku marqaati furi lahaa maxkamadda ICC Ruto oo geeriyooday
Talaado: September 26, 2022 Qareen u dhashay dalka Kenya oo wajahayay eedeymo la xiriira faragelinta dacwad ka…
Dowladda Ciraaq oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu dilay Xubno ka tirsan Kooxda ISIL
Talaado: September 26, 2022 Ciidamada Ciraaq ayaa sheegay in weerar dhanka cirka ah ay ku dileen xubno…
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Shirguddoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Garsoorka
Talaado: September 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Guddoomiyay shirka guddi…
Saddex dhagar qabe ka tirsanaa Al-Shabaab oo miino ay ku aasayeen deegaanka Baardhabaq kula Qaraxday.
Talaado: September 26, 2022 Saddex dhagar qabe oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa miino ay ku aasayeen…
Ciidamada Jubbaland oo howgallo ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose
Talaado: September 26, 2022 Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyey deegaano…
Ciidamada XDS Oo Howlgallo Burburin Ah Ka Fuliyay Deegaanka Buq-aqable
Talaado: September 26, 2022 Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayey Ciidanka Xoogga Dalka ka sameeyeen howlgal qorsheysan …
Soomaaliya iyo Malaysiya oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada
Talaado: September 26, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal…
Alshabaab oo Qarax la beegsatay nin ku caayay Facebook nawaaxiga waddada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarrama.
Talaado: September 26, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay qaybo ka…
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur oo gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada.
Talaado: September 26, 2022 Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur…
Bangiga Adduunka oo siinaya Pakistan $2 bilyan, ka dib fatahaadihii ka dhacay dalkaas
Isniin: September 26, 2022 Bangiga Adduunka ayaa sheegay in illaa $2 bilyan oo dollar inuu ku bixinayo…
Al-shabaab oo beegsi ku wada ganacsatada beesha Saleebaan ee Muqdisho
Isniin: September 26, 2022 Dabley hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa saaka dil qorsheysan ka geysatay…