Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyey deegaano hoos taga degmada Xudur

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya maamulka gobolka Bakool ayaa howlgallo ka dhan ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Bin Salmaan oo loo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha boqortooyada Sacuudiga

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Salmaan Bin C/casiis, Boqorka dalka Sacuudiga ayaa wiilkiisa, ahna dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha gudaha Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in dowladdu ay meel mari doonto sharci xadidaya maalgelinta argagixisada

. Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee lacagaha canshuurta…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano iyo saraakiil ciidan oo ku biiray howlgallada ka dhanka Al-Shabaab ee ka socda degmada Baxdo Gobolka Galgaduud.

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa maanta ku biiray howlgallada ka dhanka Al-Shabaab ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo sheegay in ciidamadaasi dalka Eritrea laga kenayo la keeni doono inta uu socdo howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka billowday gobollada Dalka.

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022  Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ka hadlay qorshaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Hindiya oo xirxiray in ka badan 100 qof oo Muslimiin ah

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Ciidammada ammaanka ee waddanka Hindiya ayaa waxa ay xoog ku galeen dhismayaal ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda oo shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka milyan ee qof ku wada xiriiraan ay todobaadkan soo bandhigi doonto

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda Meta, Mark Zuckerberg, ayaa shaaciyay in barta WhatsApp ee ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto oo Aadan Barre Ducaale u magacaabay wasiirka gaashaandhigga Kenya

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo sii xooggan loogu soo dhaweeyey Garowe

Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo dalka dib ugu soo laabtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Deegaannada ilaa hadda laga qabsaday Al-Shabaab

Talaado: September 26, 2022  Dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno ku dhow labaatan oo ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhisme ku dumay Kenya oo khasaare nafeed ka dhashay.

Talaado: September 26, 2022 Ugu yaraan lix qof ayaa geeriyootay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kaddib…

Posted in WARARKA MAANTA

Tik-tok oo wajihi kartaa ganaax lacageed oo dhan £27m

Talaado: September 26, 2022 Shirkadda Tik Tok ayaa wajahaysa ganaax lacageed oo dhan 27 Milyan oo pound…