Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo qaadanaya 125,000 oo qaxooti ah, isagoo faahfaahiyey meelaha uu ka qaadanayo qaxootiga cusub

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii si rasmi ah u shaaciyey tirada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mo Faarax oo ka haray orodka London Marathon kadib dhaawac soo gaaray

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Orodyahanka Mo Farah ayaa ku khasabanaaday inuu uu ka haro tartanka marathon-ka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Eritrea oo hub iyo ciidan ku diyaarsatay xuduudda ay la wadaagto Itoobiya

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Ssawirada dayax-gacmeedka ayaa muujinaya in isu-urursi ciidan uu bishan ka socday magaalooyinka labada…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlay Amiga Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Ku simaha Wasiirka Ahna wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiid iyo Duulista Hawada XFS Xil…

Posted in NEWS in ENGLISH

Baaritaan lagu wado dhuumaha Gaaska geeya Yurub ee la qarxiyey

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Dalalka Midowga Yurub ayaa Arbacadii shalay shaaciyey in ay baari doonaan qaraxyo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga oo gaaray degmada Baxdo

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022  Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Xildhibaan Cabdisaabir, Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda Apple oo sameynta taleefoonnada iPhone u wareejineysa Hindiya

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022  Shirkadda Apple ayaa sheegtay soo saarista taleefannada iPhone 14 iney ka soo wareejineyso…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkey oo u hoggaansantay cadaadiska Mareykanka, xiriirka u jartay bankiyada Ruushka

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Ganacsigii xilli dagaalka ku bulaalay ee Turkiga uu la lahaa Moscow ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed oo wadahadal ku yeeshay Addis-Ababa markii ugu horeysay

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa wada-hadallo kula yeesha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ukraine “ Waan difaaci doonaa shacabka ku nool dhulka uu Ruushka qabsaday

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay inay difaaci doonaan shacabka ku nool dhulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad ay dad ku dhinteen oo ku burburtay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay kadib markii labo diyaaradood Talaadadii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka cusub ee Arimaha gudaha Puntland oo sheegay inay u baahan yihiin Guddi doorasho oo madax banaan

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdi Faarax Siciid…