Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dalka Iran Ibraahim Ra’isi oo ka digay iney dowladdiisa oggolaaneyn rabshado dalka ka dhaca.

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Madaxweynaha dalka Iran Ibraahim Ra’isi ayaa ka digay iney dowladdiisa oggolaaneyn rabshado dalka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Taalibaan oo  rasaas cirka u riday si ay u kala eryaan haween dhigayey dibadbax ay ku taageerayaan mudaharaadyada haweenka

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Ciidamada Taalibaan ayaa rasaas cirka u riday si ay u kala eryaan haween dhigayey…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Kuuriyada Koonfureed ayaa Kuuriyada waqooyi ku eedeysay iney tijaabisay gantaal kale uu noociisu yahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalkii ka socday Hiiraan oo caawa Maqribkii soo gaaray iyo ku dhawaad 50 kooxda Al-shabaab oo lagu dilay

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa in ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo looga hadlay howl-gallada ka dhanka ah Al-shabaab

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Shirka Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada ay heysteen Ururka Al-shabaab,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo sheeagay in doorashada qof & cod Deni ku raadinayo muddo kororsi

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Wasiirka cusub ee Maaliyadda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan shekh oo ka tacsiyeeyay geeridda Nabaddoon Cilmi Xagar Guure reer Hiiraan iyo guud ahaan Hirshabeelle

Khamiis: September 29, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u…

Posted in WARARKA MAANTA

Laba milyan oo qof oo koronto la’aan ah kadib markii ay dufaaan ku dhufatay gobolka Florida ee dalka Mareykanka

 Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Duufaanta Iyan (Ian) ayaa ku dhufatay gobolka Florida ee dalka Mareykanka dabeylo xooggan…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Madaale oo arrimo Xasaasi ah kala hadlay Paul Simkin iyo xubno la socday

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii Hore ee Hirshabeele oo ka digay qorshe ay damacsan tahay dowladda Qatar oo halis ah

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble oo war qoraal ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Libaaxyo gacan ka geystay weerar ka dhan ah koox mintidiin ah

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Ciidamada Mozambique ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen afar mujaahid oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo muwaadiniinta ku amray inay degdeg uga soo baxay Ruushka

Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa Arbacadii, qoraal ay soo saartay waxay walaac…