Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Fataahado xaaqay in ka badan 1,500 meydad ah oo ku aasnaa qabuuro ku yaalla magaalada Mariga ee dhacda bartamaha Nigeria.

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Fataahado ayaa xaaqay in ka badan 1,500 meydad ah oo ku aasnaa qabuuro…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaliya oo New York kula kulmay Boqorka Urdun

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula yeeshay xarunta Qaramada…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Taliyaha Ciidamada Lugta ” Cali dhere Maydadka shacabka ayuu falilaahi Xamdu ku dhihi jiray hada maydadkii shabaab ayaan leenahay Falilaalhil Xamdu

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Ruushka oo si xowli ah uga baxaya Dalkooda

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Tikidhada diyaaradeed ee ka baxa Ruushka ayaa si xawli ah loo iibinayay tan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo amray abaabul militari oo cusub, isaga oo wacad ku maray inuu adeegsan doono “wax kasta oo uu heli karo

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray abaabul militari oo cusub, isaga oo maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Eretria oo lagu eedeyay in ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wado Gobolka Tigrey

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Mareykanka ayaa sheegay in uu la socdo dhaq-dhaqaaqa ciidamada Eritrea ee ka socda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirada Warfaafinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Masar

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka Shaqada iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo dhiggiisa Sacuudiga kala hadlay iskaashiga labada dal

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maalintii shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka qeyb galay Shirka Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo hoggaaminaya wafti ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan gobalka Hiiraan

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo la sheegay in afartii ilbiriqi ee kasta hal qof uu gaajo u dhimanayo

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta…

Posted in WARARKA MAANTA

Deegaannada lahaysto ee Ukraine oo lagu qabanayo afti ay Ruushka ugu biirayaan

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Mas’uuliyiinta ay Ruushku baritaaraan ee ku sugan saddex gobol oo Ukraine laga haysto…