Author: QOL Contributor
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeyb galay Shirka Qaramada Midoobay
Talaado: SEPTEMBER 19, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta kaga qeybgalay…
Ciidanka Xooga Dalkaa oo burburiyay Doon la sheegay in ay adeegsan jireen Al Shabaab
Talaado: SEPTEMBER 19, 2022 Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ,gaar ahaan ururka 7-aad, guutada 18-aad ee Gorgor ayaa howlgal…
Deegaanada ay illaa hadda Macawiisleyda ka qabsadeen maleeshiyada Al-Shabaab
Talaado: SEPTEMBER 19, 2022 Milateriga Soomaaliya oo ay la socdaan maleeshiyo deegaanka ah ayaa dagaal ba’an kula…
Ruushka iyo Shiinaha oo saxiixday heshiis Amni
Talaado: SEPTEMBER 19, 2022 Dowladaha Shiinaha iyo Ruushka ayaa wada saxiixay heshiis iskaashi oo la xiriira dhica…
Abuu Mansuur oo uyeeray lana kulmay Wasiir Khadiija Diiriye Xili Muran Xoogan Dhalisay Maalmihii lasoo Dhaafay
Talaado: SEPTEMBER 19, 2022 Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda Soomaaliya Sheekh Muqtaar Roobboow (Abuu Mansuur)…
Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Malaayiin Dollar
Talaado: SEPTEMBER 19, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaloya ugu deeqday $700 oo milyan oo yabooh…
Qaramada Midoobay oo sheegtay inay haatan heleen ballanqaad buuxa oo ku saabsan lacagihii ay codsadeen
Talaado: SEPTEMBER 19, 2022 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay haatan heleen ballanqaad buuxa oo ku saabsan lacagihii…
afhayeenka ururka Al-Shabaab Cali Dheere oo u hanjabay qabaa’illada dagaalka kala horyimid
Isniin: SEPTEMBER 19, 2022 Ururka Al-Shabaab ayaa dagaal ugu habjabay qabaa’illada is ababaulay ee dagaalka kala horyimid…
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo kulamo kala duwan la yeeshay qaybaha kala duwan ee dhalinyarada Soomaaliyeed ee Caasimadda Muqdishu ku nool.
Isniin: SEPTEMBER 19, 2022 Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS mudane Xil. Maxamed Barre Maxamuud ayaa labadii…
Mareykanka iyo Taliban oo is dhaafsaday rag u xirnaa labada dhinac.
Isniin: SEPTEMBER 19, 2022 Kooxda Taalibaan ee Afghanistaan ayaa sheegtay inay siidaayeen injineer American ah, kaas oo…
Guddoomiyaha golaha wakiilada ee Puntland oo ku dhawaaqey in xildhibaanadu fadhi isugu yimaadaan
Isniin: SEPTEMBER 19, 2022 Shir guddoonka golaha wakiilada Puntland ayaa maanta oo Isniin ah kulan gaar ah…
Shiinaha oo dadkiisa uga digay taabashada dadka ajaaniibta ah cudur halis ah dartii
Isniin: SEPTEMBER 19, 2022 Sarkaal sare oo qaabilsan arrimaha caafimaadka ee dalka Shiinaha ayaa shacabka uga digay…