Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada amaankoa Nin dil geysanayey kou dhex toogtay suuqa degaanka Weydow ee Duleedka Muqdisho.

  Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022  – Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa galabta koonfurta magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa degaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Taliye Ciidan u magacaabay Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022  Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 51 ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo si kulul ula hadlay odayaasha Abgaal kadib dagaal ka qarxay

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022  Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo kamid ah xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka ayaa si…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhexeeya ciidamada dalalka Armenia iyo Azerbaijan oo dhacay Xuduuda labada dal oo lagu dilay ku dhawaad ​​100 askari.

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Dagaal u dhexeeya ciidamada dalalka Armenia iyo Azerbaijan, kaasoo dhacay habeenimadii Isniinta, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Saamileyda Twitter-ka oo oggolaaday in shirkada laga iibiyo Elon Musk

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Saamileyda shirkadda Twitter-ka, ayaa u codeeyay in la ansixiyo heshiis lala galay, Elon…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamul goboleedyada oo ka dalbadey dowlada Soomaaliya inay fasaxdo gargaarka abaaraha

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Wasiirrada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka ee dowlad goboleedyada Soomaaliya, ayaa xukuumadda federaalka waxey…

Posted in WARARKA MAANTA

Caro ka dhalatey wariye ammaaney gumeysigii Ingiriiska ee Hindiya

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Tucker Carlson, oo ka tirsan kanaalka Mareykanka ee Fox News, ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal yahanada Tigray oo lumiyey gacan ku heynta magaaalo muhiim ah

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Taliyaha ciidamada Tigreega ee ku sugan waqooyiga Itoobiya ,ee ay dagaalladu aafeeyeen, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar afduub ku qabsatay Banki ku yaalla Lubnaan oo hadal-heyn dhalisay

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Haweeney ayaa afduub ku qabsatay shaqaalaha banki ku yaalla magaalada Beirut ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan gaar ah ka yeeshay xaalada labada dal

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya William Samoei…

Posted in WARARKA MAANTA

400 Arday oo u fariistay imtixaan loo gelayo Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation.

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Waxaa maanta loo fadhiistey Imtixaanka Qabuulka ee Deeqda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kenya William Ruto oo xil Sare u magacaabay Uhuru Kenyatta

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa xil cusub u magacaabay madaxweynihii hore ee dalkaas…